dhaqaaladdarroobid
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarroobid
m.f.dh eeg dhaqaaladdarrow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarrow
f.mg1 (-oobay, -owday; - oobi) Wax dhaqaaladdarro hayso noqosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarree
f.g2 (-reeyay, -raysay) Wax dhaqaaladdarro ku samayn.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhaqaaladdarree
f.g2 (-reeyay, -raysay) Wax dhaqaaladdarro ku samayn. m.f.dh, dhaqaaladdarrayn.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhaqaaladdarree
v. squander, spend extravagantly; manage poorly
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhaqaaladdarree
(fal) hoos u dhac dhaqaale ha ku helo; baahidaadu ha ka badato wax soosaarkaaga.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaqaaladdarree
a: dhaqaalaxumee
de: squander, spend extravagantly; manage poorly
lx: dhaqaaladdarree
pd: (dhaqaaladdarreeyey)
ps: v2b=tr
key: dhaqaaladdarree
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarrayn
m.f.dh eeg dhaqaaladdarree.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhaqaaladdarrayn
-ta: (magac, dhedig, keli) hoos u dhac ku yimaad habnololeedka oo baahidu ka badato dakhliga.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarraysan
f.mg4 (-snaa, -snayd) Wax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarnaan
m.f.dh 1. eeg dhaqaaladdaran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. la-mid: dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhaqaaladdarnaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax soosaar xumo iyo burbur dhaqaale ama wax aan la dhaqaalaynayn oo baylahsan ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaqaaladdarraysnaan
m.f.dh eeg dhaqaaladarraysan. la-mid: dhaqaaladdarraysnaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhallinyaroobid
m.f.dh eeg dhallinyarow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dhegafarasoobid
(Dhegafarasoobid-da)
Dhegafarasow ku dhicid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhegafarasoobid
m.f.dh eeg dhegafarasow². la-mid: dhegafarasow¹ (3).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhegafarasoobid
-da: (magac, dhedig, keli) dheganuglaansho oo sida faraska degdeg wax ugu maqlid.