dhanoow-sagaaro
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
DHANOOW-SAGAARO
(Danu-sagaro) NFD Commiphora rostrata Engl. Burseraceae.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
HADOW-SAGAARO
(Hadu-sagaro) N Portulaca somalica N.E.Br Portulacaceae.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
JINOOW-SAGAAR
(Ginu-sagar) S, N Commiphora chionendana Gillett. Burseraceac.
S Commiphora sphaerocarpa Chiov. Bursearaceae.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhafoortaabo
(fal) ruux wax uu ka xanaaqo ama dhibsado ku samee.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dįrirsagaaro
m.dh Bartamaha guga. la-mid: dįrir (2).
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
GEED-SAGAARO
(Ged-sagar) S,C? Hibiscus dongolensis Del. Malvaceae.
May Barleria slelligera Lindau. Acanthaceae.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hallowsanaan
m.f.dh eeg hallowsan. la-mid: hallowsanaansho.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
YACAY-SAGAAR
(Ya'ay-sagar) Waltheria indica L. Sterculiaceae.
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Qaansowaraari
Qaansada magdaxu afka uga xirmo oo magdaxa waraarin wax kula duleelisa.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
YAYEEY-SAGAAR
(Yayey-sagar) S Lantana trifolia L. Verbinaceae.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhabar-garaaco
f.g3 (-cday, -catay) Gabar la guursanayo xoog kula bixid. la-mid: duud-garaaco.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jilliin-sagaaro
m.l Ilmaha sagaarada (lab dheddigba); jiis.