ereyga

dhagax-burbur-kiimikaad

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

dhagax-burbur-kiimikaad

DHAN

m.l (kiimika) Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

dhagax-burburkiimikaad

DHAFAN

m.l (kiim.) Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Dhagaxburbur kimikaad

DHAFAN

Corrosion

waa la naqliyay ✓