deymadaymood
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
deymadaymood
-ka: (magac, lab, keli) kolba dhan dayid; kolba hareeraha fiirfiirin. Dh: fiirfiirin.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
deymadaymoo
(fal) kolba hareeraha fiirfiiri; kolba dhan day. Dh: daymadaymoo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dabaylood
(fal) dabayli ha kugu dhacdo. Willku wax dabaylooday ayuu iila muuqdaa.
dabaylood-ka: (magac, lab, keli) xilliga dabayshu dhabanayso. Dabayloodka ka ilaali carruurta.
dabaylood -ka: (magac, lab, keli) wax dhammaad ah. Hawshii waa dabaylood baan filayaa hadda. Dh: gabaabsi.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Dead wood
Dogob
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Dhaxamood
(Dhaxamood-ka)
Dhaxan dareemid, iska garasho, qabasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhaxamood
m.f.l eeg dhaxamoo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhaxamood
m.f.l eeg dhaxamoo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhaxamood
inch. v. feel cold, be chilled, freeze
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhaxamood
de: feel cold, be chilled, freeze
lx: dhaxamood
pd: (dhaxamooday)
ps: v3a=inch
xe: I am feeling cold.
xv: Waan dhaxamoonayaa.
key: dhaxamood
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
labagardaymood
-ka: (magac, lab, keli) hadba dhinac eegid cabsi awgeed.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
summadcaanood
-da: (magac, dhedig, keli) summad xoolaha dhegta looga dhigo.