decimalize
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decimalize
/dhesamalays/ (v) dhibic-tobanle gelin (tirada oo jajab-tobanle la geliyo).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Decimal
Tobanle
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decimal
/dhesamal/ (n) jajab-tobanle (tobanleey, sida tirada .5, .37 iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Decimal
Tobantooyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
décimal
décimal, adj. - Jajab tobanle.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decimate
/dhesameyt/ (v) baabi'in (halaagid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
socialize
/sowshalays/ (v) bulsheyn (sida la sheekaysiga, dhexgalka iwm).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
demoralize
/dhimoralays/ (v) niyad-jebin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
specialize
/speshalays/ (v) ku takhasusay (si gaar ah u bartay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decentralize
/dhiisentaralays/ (v) ka jarid shaldhigga guud; madax-bannaynta faracyada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
acclimatize
/aklaymatays/acclimatizes, acclimatizing, acclimatized; (v) wax aad qabatintid ama u baratid. e.g. He became acclimatized to the winter.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Decimal point
Bar jajab tobanle
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decline
/dhikalayn/ (n) 1. hoos u dhac (v) 2. diidid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
realize
/rii alays/ (v) 1. garasho (fahmid); ogaansho 2. rumoobid (gaarid waxaad higsanaysay).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
realize
v.tr., abuur, samay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
civilize
/sivilays/ (v) il-bixid (ilbax noqosho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
débilité
débilité, n.f. - Tamar-darro; Taag-darro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decisive
/dhisaysiv/ (adj) 1. go'an (kama dambays ah) (adj) 2. go'aan leh (go'aan adag).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
equalize
/ikwalays/ (v) simid, is-le'ekayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
finalize
/faynalays/finalise (v) gaba-gabayn, khatimid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
idealize
/aydhiyalays/ (v) u fakarid ama u sawirasho in wax sida ay yihiin ay ka sarreeyaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
legalize
/liigalays/ (v) sharciyayn (sharci ka dhigid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
penalize
/piinalays/ (v) 1. ciqaabid (eedsiin dembi) 2. ganaaxid (siiba midka la ganaaxo ciyaar-toyda).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dramatize
/dharamatays/ (v) 1. riwaayad u baddalid, riwaayad ahaan u qorid (v) 2. xiiso u-yeelid (xamaasad u-yeelid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mechanize
/mekan ays/ (v) matoor adeegsad, halkii gacmaha la adeegsan lahaa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
normalize
/noormalaays/ (v) caadi ka dhigid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
verbalize
/verbalayz/ (v) afka ka sheegid (hadal ahaan u sheegid, aan qoraal lugu gudbin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
capitalize
/kapatlayz/ (v) 1. xaraf wayn ku qorid (xarfaha waaweyn ka dhigid) 2. ku danaysasho (ka faa'iideysi).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
centralize
/sentaralays/ame centralise; (v) 1. bartamaha isugu keenid 2. hal xarun laga maamulo (sida waddan hal meel laga maamulo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
decorative
/dhikoreytiv/ (adj) sharraxan; sharraxaad badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
demobilize
/dhimobilays/ (v) ka sii-deyn ama ka ruqsayn shaqada ciidamada.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Derivative
Diirane
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
derivative
/dhirivativ/ (adj) kasoo dhanbalmay (wax kasoo go'ay wax kale).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
generalize
/jenaralayz/ (v) guud-ahaan ka-dhigid, wax guud laga dhigo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécialité
spécialité, n.f. - u gaar ahaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
declamation
/dhiklameyshan/ (n) khudbo xamaasad leh jeedin.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Declination
Janjeedh, hoos-u-deg
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Declination
Janjeedh
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hospitalize
/hospitalayz/ (v) isbataal dhigid. e.g. He was hospitalized for a month.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nationalize
/naashanalays/nationalisatio n; (v) qaramayn (dawladi la wareegto).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Rationalize
Lakabee
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rationalize
/raashanalays/ rationalise; (v) 1. sabab u raadin 2. dib u habayn, mabda ku salaysan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spécialiste
spécialiste, n.m. - qof khibrad iyo waayo aragnimo leh; khabiir