debingendi
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
debingendi
m.l Kiish yar oo maro shabaq ah ka samaysan, afka garangar yar ku leh oo gendiga lagu qabto.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
debingendi
-ga: (magac, lab, keli) kiish yar oo maro shabaq ah ka samaysan, afka garangar yar ku leh oo gendiga lagu qabto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
déguingandé
déguingandé, adj. - Luga dhaadheer (siiba caruurta yaryar; gardaha yaryar); dheer oo caato ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Defined
Qeexan
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
deggeni
-da: (magac, dhedig, keli) si kalsooni iyo kanshaba ku jiraan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
desinènza
s.f. - ereyga dhammaadkiisa halkuu iska rogroga.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
delinquency
/dhelinkuwasi/ (n) dembi fudud gelidiis gaar ahaan dhallinyarada ka dhaca.