cylindre
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cylindre
cylindre, n.m. - Dhululubo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cilindro
s.m. dhululubo.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cylinder
Dhululubo
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cylinder
Dhululubo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cylinder
/silindar/ (n) dhululubo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cylindrical
/silindarikal/ (adj) qaab dhululubo leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cidre
cidre, n.m. - wax la cabbo oo tufaaxa laga sameeyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cendre
cendre,n.f. - Dambas
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
calibre
/kaalabar/ (ame)/calibre (bre) 1. tayo; sifo (ahmiyadda ama sifada qof ama shay leeyahay) 2. cabbirka xabbada ama rasaasta.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Calibre
Dalool, karti
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
chinare
v.tr. - fooraarsasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
feindre
feindre, v. - iska yeelyeelid; matelid; iska dhigid,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
geindre
geindre, v. - taahid; jibaadid; talalid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
joindre
joindre, v. - ku biirid; ugeyn; ku darid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
moindre
moindre, adj. - calaamadda kala jarka (xisaabka); kajar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
peindre
peindre, v. - ranjiyen; naqshadayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
teindre
teindre, v. - dhex galid; dhuuqid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cucinare
v.tr. - karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
culinary
/Kalinari/ (adj) ku habboon © wax-karinta ama jikada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éteindre
éteindre, v. - damid (nalka); bakhtiin (dabka); demin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
filandre
filandre, n.m. - xuub caaro; xuub jilicsan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malingre
malingre, adj. - Dabacsanaan; Jilicsanaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
calendrier
calendrier, n.m. - Taariikh la tirsado; Faahfaahin ama qoraallo tusaaya wax lagu tala galay; Jadwal; Taqwiim.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
allineare
v.tr. - safid, rigayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
atteindre
atteindre, v. - Dhammayn; lib ku dhammayn; Gaadhid; Guuleysi; Taabasho; la taabto.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Calendars
Bilo tiris
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
camminare
v.intr. - socosho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
coltivare
v.tr. - beerid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comandare
v.tr. - talin, xukumid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
combinare
v.tr. - iskudarid; falid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
confinare
v.intr. e tr. - soohdin la lahaansho; sohdimayn; masaafarin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
confondre
confondre, V. - kala garan waayid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
culminate
/kalmineyt/ (v) marxaladda ugu dambaysa gaarid (ku dhammaansho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dépeindre
dépeindre, v. - Sharxid; Sifayn; Faahfaahin; Ranjiyeeye; sawir ka sameyn; si buuxda erayo ugu sharxid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
enjoindre
enjoindre, v. - amar siin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
esclandre
esclandre, n.f. - qaylo; shanqadh; buug.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étreindre
étreindre, v. - marka qof aad isku duubto marka aad salaamayso
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inclinare
v.tr.- janjeerin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
polyandre
polyandre, adj. - naag rag badani qabaan isku mar
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rejoindre
rejoindre, v. - ku biinid; ku darsamid; xadhig (iwm) kidhid; guntid; dib u xidhiidhin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
repeindre
repeindre, v. - dib u sawirid (sawir gacmeed)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reteindre
reteindre, v. - midabyayn
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
splèndere
v.intr. - ifid, kaahid, iftiimid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
splendóre
s.m. - kaah, if.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contraindre
contraindre, v. - Ku qasab; Ku dirqiyid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
palissandre
palissandre, n.m. - geed adag midabkiisu madow xigo oo culus lagana helo Ameerikada Koonfureed.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qalinduurre
(Qalinduurra-ha)
Fiqidduur; kitaabgaablow.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
qalinduurre
m.l (-rayaal, m.l/dh) Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
qalinduurre
m. n. sorcerer, wizard, doer of witchcraft; witch doctor
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qalinduurre
-ha: (magac, lab, keli) wadaad kitaab gaab ah oo cilmi badan lahayn. Qalinduurre yaanu caalim kuu noqon. Dh: fiqiduurre.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qalinduurre
cf: fiqidduur, kitaabgaab(low)
de: sorcerer, wizard, doer of witchcraft; witch doctor
lx: qalinduurre
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: qalinduurre
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
scolopendre
scolopendre, n.m. - dhuurtaxaniinyo