cudurka_furuqa
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cudurka_furuqa
de: smallpox
lx: cudurka furuqa
ps: np
key: cudurka_furuqa
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cudurka furuqa
n. phr. smallpox
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Tallaal
(Tallaal-ka)
1. Sac furuq qaba malax laga soo qaado oo dabadeed qof jirki la geliyo, si qofkaasi cudurka furuqa uga nabadgalo oo guri ama kabbax uga noqdo; tariib.
2. Wixii sida malaxdaas ka samaysan bahallada cudurrada keena oo dhintay, oo oogada la geliyo ama lagu mudo, si cudur looga hortago oo guri looga noqdo.
3. Hawsha ama farsamada tallaalka lafteeda.
4. Geed yar oo meel laga rujiyo oo meel kale lagu beero.
5. Labo geed oo kala jaad ah oo inta mid laan ama cad laga gooyo midka kale dhexdiisa la geliyo oo lagu xiro, si labada geed u midoobaan oo miro hor leh oo kuwi hore ka wanaagsan u dhalaan.
6. Labo geed oo isku jaad ah (mid lab iyo mid dheddig) oo sidoo kale laysugu dhufto; faxal; awrdhaw.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
fadfad
-da: (magac, dhedig, keli) godod yaryar oo uu cudurka furuqa iyo wixii la mid ah, dadka ku reebaan. Fadfadkii uu lahaa, Cali ma ka bogsaday? Dh: furuqdhoon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
varioleux
varioleux, adj. - qofka cudurka furuqa qaba.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cudurka_malaryada
de: malaria
lx: cudurka malaryada
ps: np
key: cudurka_malaryada
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
cudurrafaafa
m.dh (-rro .., m.dh) (daaw.) Cudurrada la is qaadsiiyo waxaana cudurrada la isugu gudbin kara: ayadoo la taabto qof buka jirkiis, ayadoo la qaado qalab leh jeermigii cudurka ama ayadoo la neefsado dhibicyo calyo ah oo qufaca ka yimaado iyo neef jeermi sidda.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sicirka_suuqa
de: market price
initial: s
lx: sicirka suuqa
ps: np-m
key: sicirka_suuqa
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cudurka_ameebada
de: amoebal disease
lx: cudurka ameebada
ps: np
key: cudurka_ameebada
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cudurka_caloosha
de: stomach disease
lx: cudurka caloosha
ps: np
key: cudurka_caloosha
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cudurka malaryada
n. phr. malaria
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cudurka_kaneecoda
de: malaria
lx: cudurka kaneecoda
ps: np
key: cudurka_kaneecoda