cross-reference
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cross-reference
/kros-refaransi/ (n) tixraac-celin (qoraal akhristaha u tilmaamaya halkuu erey ugu noqon lahaa buug gudihiis).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
tixraac-celin
-ta: (n) cross-reference (karoos-refa-ransi)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
press conference
/ (n) shir jaraa'id (kulan wariyaashu ku waraystaan! qof muhiim ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cross-examine
/kros-eksamin/ (v) su'aalo-weyddiin lugu hubiyo in gof run sheegayo in kale, siiba qof markhaati ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Frame of reference
Idaar tilmaameed
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
COWS-JEEREED
(Os-jered) S Echinochloa crus-panvonis (Kunth) Schult. Gramineae.
S Cenchrus ciliaris L. Gramineae.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cross-legged
/kros-legidh/ (adj) lugo is-dhaafsasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
interference
/intarfirans/ (n) dhabqin am faraha la gelid (hawl socota).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
interférence
interférence, n.f. - labid; soo dhexgalid; farogalin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
circonférence
circonférence, n.f. - Wareegga Goobada
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Circumference
Meeris
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circumference
/serkamfaransi/ (n) wareegga goobada.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cross-section
Jeeb-gudub
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cross-section
Jeeb isgudub
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cross-section
/kros-sekshan/ (n) 1. kaambiyoone ama saambal tusaale ahaan looga soo qaaday dad ama wax kale 2. muuqaalka dhinaceed, silba wax si xagal toosan loo gooyay.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Cross Breeding
Iska dhal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
news conference
/ (n) shir jaraa'id.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pressure tendency
Isbeddelka cadaadiska