ereyga

cross-examine

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross-examine

DHAN

/kros-eksamin/ (v) su'aalo-weyddiin lugu hubiyo in gof run sheegayo in kale, siiba qof markhaati ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cross-ratio

DHAFANDHAAF

Saami isweydaar

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross-reference

DHAFANDHAAF

/kros-refaransi/ (n) tixraac-celin (qoraal akhristaha u tilmaamaya halkuu erey ugu noqon lahaa buug gudihiis).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]

COWS-QARIN

DHAFANDHAAF

(Os-garin) N Themeda triandra Forsk. Gramineae.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

croisement

DHAFANDHAAF

croisement, n.m. - Marin Jid-gooyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

cross-eyed

DHAFANDHAAF
1

(adj) a disorder in which one or both eyes deviate toward the nose.

2

cawar ama weershe

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross-eyed

DHAFANDHAAF

/kros-ayidh/ (adj) cawaran (qof indhihiisu iska-soo horjeedaan).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cross-talk

DHAFANDHAAF

Doc-ka-hadal

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross-walk

DHAFANDHAAF

/kros-wook/ (n) meel u calaamaysan in dadku waddada ka gooyaan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]

cross stand

DHAFANDHAAF

istaag isku tallaab

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross-roads

DHAFANDHAAF

/kros-rowdhis/ (n) 1. is-gooysyo (meel dhawr wado iska-gooyaan) (n) 2. marxalad muhiim ah (heer muhiim ah).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

provitamine

DHAFANDHAAF

provitamine, n.f. - maado aan falgalin oo cunada ku dhexjirta oo oogadu ay u badasho fiitamin

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

consuetudine

DHAFANDHAAF

s.f. - dhaqan, caado.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cross-section

DHAFANDHAAF

Jeeb-gudub

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cross-section

DHAFANDHAAF

Jeeb isgudub

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

cross-section

DHAFANDHAAF

/kros-sekshan/ (n) 1. kaambiyoone ama saambal tusaale ahaan looga soo qaaday dad ama wax kale 2. muuqaalka dhinaceed, silba wax si xagal toosan loo gooyay.

waa la naqliyay ✓