counterclockwise
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
counterclockwise
/ (n) kasoo horjeeda dhanka saacaddu u socoto. e.g. This dial turns in a counterclockwise direction.
waa la naqliyay ✓
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Counterclockwise
Gar-uwareeg lidkeed
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Counter clockwise
Lid-saacadwareeg
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anti-clockwise
/aantiklakways/ (adv) dhanka saacaddu u socoto maahee dhanka kale u socda. e.g. This machine travels in an anti-clockwise direction.
waa la naqliyay ✓