cosmopolitan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cosmopolitan
/kosmapolitan/ (adj) dadyow ama dowlado kala duwan la xiriira (adj) 2. heer caalami ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
metropolitan
/metrapolatan/ (adj) magaalo weyn iyo nawaaxigeeda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compliant
/komplayant/ (adj) addeecsan (muddeec ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
composite
/kompasit/ (adj) isku-dar (ka kooban waxyaabo kala-duwan).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Composites
Iskudhisan
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shoolitaan
-ka: (magac, lab, keli) faanid; tookhitaan; dhooditaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
boqoolitaan
-ka: (magac, lab, keli) socoshada hadhimada dabadeed. Boqoolitaan ha ha gelin adiga oo badhi cabbay Dh: dhalandhoolitaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
composition
/kompasishan/ (n) 1. curis (sida goraal curis ah) (n) 2. isku dar | (dhismaha shay ka koobmo) (n) 3. curinta muusigga (laxan curin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
composition
composition, n.f. - Curis; Isku dar; isku biiris; isku dhisid;
composition d'examen - Wargad,