convenances
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
convenances
convenances, n.f.pl. - Jidka ama sida ay wax u qabsoomaan ama u dhacaan, sida uu qofka ula dhaqmo dadka kale, caadooyin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contenance
contenance, n.f. - Mug; intuu shay qaadi karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conveyance
/konveyansi/ (n) gaadiid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inconvenance
inconvenance, adj. - aan faa'ido lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
convenable
convenable, adj. - Ku habboon; sax ah; le'eg.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Conferences
Shirar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
convenience
/konviiniyansi/ (n) 1. habboonaan (n) 2. sahlanaan (dhib yaraan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
countenance
/kawntanansi/ (n) 1. wajiga (v) 2. ogolaan (aqbalid, ayidid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
countenance
n., jaah, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
convince
/konvinsi/ (v) gqancin (ka dhaadhicin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
covenant
/kovanant/ (n) mucaahado (heshiis, cahdi la kala-galo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
covenant
n., (contract) cahdi, -gi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
confiance
confiance, n.f. - Kalsooni; Daacadnimo Mukhliska ah; Aaminid; Isku hallayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convenire
v.intr. - isku imaasho, roonaansho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conference
/konfaransi/ (n) shir (kulan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Conference
Shir
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conférence
conférence, n.f. - shir; fadhi; kulan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consonante
s.f. - shibbane.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prévenance
prévenance, n.f. - edeb leh; dhawrsoon; hagaagasan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
provenance
provenance, n.f. - ka imanaaya; asalkiisu yahay
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
soutenance
soutenance, n.f. - difaacid buug ama fikrad; tees la difaaco
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conveniènte
agg. - roon, habboon.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Conventions
Heshiisyo
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Convalencence
Baxnaanin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inconvenience
/inkonviinyans/ (n) carqaladayn; (dhibaatayn). e.g. I hope it's not an inconvenience for you to drive me to the bus terminal.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
coetaneo
agg. - la fil, fac, isku da'.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
commence
/kommensi/ (v) bilaabid (bilaabmid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
condense
/kondhensi/ (v) 1. yarayn (gaabin) (v) 2. uumi-biyoobid (uumiga oo biyo isu bedela) (v) 3. adkayn, siiba dareere la adkeeyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
confines
/konfaynis/ (n) xudduud (xad).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
contante
agg. (lacag) naqdi ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contents
/kontentis/ (n) 1. ka kooban (ku jira) (n) 2. tusmada (sida tusmada buugga iwm.).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Contents
Kujireen
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convégno
s.m. shir.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
converge
/konverj/ (v) kulansiin (meel isugu keenid).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Converse
Rogan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
converse
/konversi/ (v) 1. la sheekaysi (adj) 2. liddi (cagsi).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
converse
v.i., haasaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
coverage
/kavreyj/ (n) soo-tebinta warka ama dhacdo gooni ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
engeance
engeance, n.f. - laga yaqyaqsado; la iskalawayn yahay.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Coherence
Isla-haysi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
commencer
commencer, V. - Bilaabid; u yeelid; Bilow.
qui commence - Bilowda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
concerned
/konsernidh/ (adj) 1. walwalsan (ka fakarsan) (adj) 2. danaynaya (ahmiyad u haya).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
concerner
concerner, V. - ku saabsan; ku xiriirta.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Condenser
Xarfiye
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Condenser
Fariisive
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
confinare
v.intr. e tr. - soohdin la lahaansho; sohdimayn; masaafarin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
congedare
v.tr. ruqsayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
congelare
v.tr. - barafayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consensus
/konsensas/ (n) fikradda guud (ra'yiga laysku raaco).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consonant
/konsananti/ (n) shibbane | (xarfaha aan shaqalada ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constancy
/konistansi/ (n) 1. joogto ahaansho (isbeddel la'aan) (n) 2. daacadnimo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
constancy
n., adkaan, -ti, samir, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contender
/kontendar/ (n)tartame (baratame).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
contenére
v.tr. - kujirid, qaadid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contented
/kontentidh/ (adj) maqsuudsan (qanacsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
contenter
contenter, V. - La raalli geliyo; Raalli gelin la siiyo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Contracts
Qandaraasyo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convocare
v.tr. - shir isuguyeerid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dominance
Shiiqis
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dominance
(n) the act of gaining or displaying control over something else, esp. in genetics, human trait or characteristic that is visible instead of an invisible recessive trait.
waxaa ka mooqankara ama shiikhiyey
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dominance
/dhominansi/ (n) xukun (saydaro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
severance
/servarans/ (n) kala go' (kala jab).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
tolerance
(n) the ability to endure unusually large doses of a drug or toxin,
xamilaad
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tolerance
/tolarans/ toleration; (n) dulqaad (dul, dul-yeelad).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tolérance
tolérance, n.f. - dulqaadasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vengeance
/venjans/ (n) aar-gudasho, aar-goosi, aarsi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vengeance
vengeance, n.f. - aargoosi; ka aar goosatid; aargudasho.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
vengeance
n., colaad, -di; take vengeance, colaadi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
centenaire
centenaire, adj. et n. - Sannadguurada boqolaad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
competence
/kompatansi/ (n) awood-xirfadeed (karaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compétence
compétence, n.f. - awood; agoon; Xirfad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compliance
/complaayans/ (n) addeecid (u hoggaansamid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
compliance
n., oggolaan, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
concentrer
concentrer, V. - Dhexda; Xarun; Rib (dareeraha) kulmin; Isku uruurin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
concernant
concernant, adj. - Ku saabsan; Khuseeya.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
condensare
v.tr. - rasiin ka dhigid.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Condensers
Uumiduume
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
condolence
/kondhowlansi/ (n) tacsi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
confidence
/konfidhansi/ (n) 1. kalsooni (n) 2. sir (sida qof sirtiis oo kale).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
confidence
n., yeeshood, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Confluence
Isku dar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
confluence
n., (concourse) buuq, -i, urur, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Congruence
Sargo'naan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conscience
/konshansi/ (n) damiir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conscience
conscience, n.f. - Garaad,
sans conscience - aan loo fiirsan; aan laga fiirsan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consegnare
v.tr. - guddoonsiin, ku wareejin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consentire
v.intr. e tr. - aqbalid, u oggolaansho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
contentare
v.tr. - maqsuudin, raalli gelin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
continènte
s.m. - qaarad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
convaincre
convaincre, v. - ka dhaadhicin; ka qancin
convaincre d'une erreur - Ku caddayn (inuu gof) khalad sameeyay ama been sheegay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
convalesce
/konvalas/ (v) bogsasho (xafaaroobid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
convenient
/konviiniyanti/ (adj) 1. ku habboon (adj) 2. sahal loo gaaro ama sahal loo isticmaali karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
convention
/konvenshan/ (n) 1. shir-weyne (n) 2. dhaqan (caado).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Convention
Heshiis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
convention
convention,n.f. - heshiis; go'aan la isla gaadho
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convèrgere
v.intr. - isugu imaasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conversare
v.intr. - haasaawid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convertire
v.tr. - caqiido beddelid, beddelid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
convincere
v.tr. - ka dhaadhicin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
governante
s.f. - adeegto guri.