constituency
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constituency
/konistitjuwansi/ (n) deegaanka hal ama laba dibutaati laga soo doorto ama dadka ku nool deegaankaas.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constituent
/konistitjuwant/ (n) 1. cod-bixiye (qofka ka wooda deegaan gaar ah). (adj) 2. ka-koobma (qayb muhiim ah oo shay ka-koobmo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consistency
/konsistansi/ (n) 1. joogtayn (is bedbeddel la'aan). 2. cufnaan (adkaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contingency
/kontinjansi/ (n) dhici kara (ixtimaal).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constancy
/konistansi/ (n) 1. joogto ahaansho (isbeddel la'aan) (n) 2. daacadnimo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
constancy
n., adkaan, -ti, samir, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conscience
/konshansi/ (n) damiir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conscience
conscience, n.f. - Garaad,
sans conscience - aan loo fiirsan; aan laga fiirsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constitute
/konistitiyut/ (v) ka samaysmid (ka abuurmid).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Consequence
Natiijo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consequence
/konsikwensi/ (n) 1. natiijo (cirib-dambeed, cawaaqib). (n) 2. ahmiyad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
consequence
n., dog, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constitution
/konistityushan/ (n) 1. dastuur (n) 2. xaaladda jirka iyo maskaxda qofka. e.g. The man had a weak constitution.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
constitution
constitution, n.f. - Dastuur; Distuur; Sharci.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
constitutional
(adj) (m) affecting the whole body; not local.
sharciga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constitutional
/konistityushinal/ (adj) 1. dastuuri ah (dastuurka waafaqsan). (adj) 2. ee qaab-dhismeedka gqofka (la xiriira xaaladda guud ee jirka ama maskaxda qofka).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conscient
conscient, adj. - U feejignaan; U baraarugsan,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
constater
constater, V. - Xaqiijin; Hubin; Naqilaad; Qoris; Ogaw.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Construct
Dhis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
construct
/konistarakt/ (v) dhisid; rakibid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
construct
v.tr., dhis, samay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
continent
/kontinant/ (n) qaarad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
continent
continent, n,m, - Qaarad; iska-adkaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
continuel
continuel, adj. - Socod goor walba ah, joogsanayn ama marmar yara hakada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
continuer
continuer, v. - La wado; la socodsiiyo; hore u socod; sii wadid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
contumacy
n., (a wilful disobedience to any summons) diidniin, -ti.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
instituer
instituer, V. - wax cusub soo saara; fikrad cusub keena; abuurid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
confidence
/konfidhansi/ (n) 1. kalsooni (n) 2. sir (sida qof sirtiis oo kale).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
confidence
n., yeeshood, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Confluence
Isku dar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
confluence
n., (concourse) buuq, -i, urur, -ki.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Congruence
Sargo'naan
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Consequent
Taali
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Consistent
Seegmaweydo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consistent
/konsistanti/ (adj) joogto ah (isku si ah, oo aan is-beddelin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conspiracy
/konspirasi/ (n) shirqool (mu'aamaro).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
continènte
s.m. - qaarad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contingent
/kontinjanti/ (adj) 1. ku xiran (sida arrin ku xiran dhacdo ama xaalad kale). (n) 2. koox gurmad ama ergo ahaan loo diro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
continuity
/kontinyuwati/ (n) xiriira (isla-socda).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
costituire
v.tr. dhisid; ka koobnaansho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
conseguenza
s.f. - cirib dambeed.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consistènte
agg. - adag.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consistènza
s.f. adkaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
costituirsi
v. rifl. isudhiibid sharci, dembiqirasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consequently
/konsikwentali/ sidaas awgeed.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
consequently
ad., haddaba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
constabulary
/kinistabyalari/ (n) booliska (booliska meeli leedahay)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reconstituer
reconstituer, V. - soo celin (sida waa la soo celiyey alaabtii la xaday); dib u raadin
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
reconstitution
(n) the return to an original state of a substance, or combination of parts to make a whole.
isku celin ama isugeyn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reconstitution
reconstitution, n.f. - dib u raadinta
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
concupiscence
n., shahwad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consciousness
/konshasnes/ (adj) 1. miyir qaba (n) 2. xis, miyir (n) 3. ogaal (ogaan ama dareensanaan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
continuaménte
avv. - si joogta ah.