colporteur
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
colporteur
colporteur, n.m. - Qofka alaabta yaryar iibiya ee guryaha la dhex mara.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
colporter
colporter, V. - Garab dukaan; gadisley.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
comporter
comporter, V. - Layska dhigo; ula dhaqmo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
composteur
composteur, adj. - Maqal; Kaaso
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compositeur
compositeur, n.m. - Mu'allif.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
porteur
porteur, n.m. - xammaalka; qofka alaabta qaada (shaqadiisa taa tahay).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compteur
compteur, n.m. - qalab wax lagu giyaaso sida korontada; neefta, masaafada, X-ray iwm
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
composter
composter, V. - Taariikh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rapporteur
rapporteur, n.m. - qofka isaga oo aan waxba qarin wixi uu arkay ama maqlay sheega; loo xil saaro in uu arrin baadho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compétiteur
compétiteur, n.m. - tartan u gala
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
corporatura
s.f. - muuqa korka, joog.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
colored
/kalaridh/ (ame) coloured (bre); (adj) 1. midab leh (adj) 2. qofka aad caddaanka ahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
colpire
v.tr. - ku dhufasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compter
compter, v. - Tirin; Xisaabin;
compter parmi - ka tirsan; ka mid ah
compter faire quelque chose - raba in wax uu sameeyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conteur
conteur, n.m. - Sheekeeya; Qofka sheekeeya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apporter
apporter, v. - Keen; la kaalay; Qaybqaybin; U qaybin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
calotter
calotter, v. - Dhirbaaxid; Dhirbaaxo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
colorful
/kalarful/ (ame) colourful (bre); (adj) midabaysan (midab badan leh).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
comparer
comparer, V. - Isu eegid; isu qiyaasid; is barbardhig.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compórre
v.tr. - curin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
composer
/kompowsar/ (n) muusig curiye (laxan curiye).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
composer
composer, V. - Ka koobid; Isku biirid.
composer un numéro - Dalbasho; wacasho.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Computer
Kombiyuutar
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Computer
Kombuyuuter
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
computer
/kompiyuutar/ (n) kumbuyuutar (qalab awood sare u leh fududaynta hawlo-badan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Computer
Kombiyuutar
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
computer
s.m. - kombiyuutar.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consorte
s.m. e f. say ama afo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
coopérer
coopérer, v. - Iskaashad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
corporel
corporel, adj. - Laba alifle (darajo ciidan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
déporter
déporter, v. - lagu xukumo meeshu ku noolaa meel aan ahayn in loo masaafriyo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
emporter
emporter, V. - ka qaadid; qaadid; xaaqid; ka wareejin
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Exporter
Dhoofiye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exporter
exporter, V. - dibad u dhoofin (alaabo).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
flotteur
flotteur, n.m. - kor sabbaynaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
importer
/impoortar/ (n) soo dejiye (qof ama shirkad dibadda wax ka keenta).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Importer
Soo dejiye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
importer
importer, v. - soo dejin; dibadda kasoo dhoofin ama kasoo dejin (alaab).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opportun
opportun, adj. - habboon; waqti habboon.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
reporter
/ripoortar/ (n) war-baahiye (qofka joornaalada, idaacadaha iyo T.V. ga u soo tebiya wararka).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
reporter
reporter, n.m. - joornaaliste war soo tabiya
reporter, v. - dib u dhigid; u kaadin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
collecter
collecter, v. - Ururid; isku ururid,
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
color bar
/kalar-bar/ (n) nidaamka is-dhexgal la'aanta dadka kala midabka ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
colorless
/kalarles/colourless; (adj) aan midab lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compléter
compléter, V. - La dhammeeyo; Isku wada geyn dhan; Dhammaystirid isku wadarayn guud.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
comploter
comploter, V. - Shirqoolid; Mu'aamaradayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
concerter
concerter, V. - la hagaajiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conformer
conformer, v. pr. (se) - U fiirsasho; loo fiirsado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
convoyeur
convoyeur, л.m. - Xidhiidhiye.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
copertura
s.f. - ded, dabool.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corporate
/kooporeyt/ (adj) 1. isu-tag (midoobid). (adj) 2. isutag-guud oo sharci ah (sida shirkad sharci ahaan gaarkeed loo abuuro).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imposteur
imposteur, n.m. - qofka iska dhiga ama iska yeela waxaanu ahayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opérateur
opérateur, n.m. - qofka wax qala oo dhakhtarka ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rapporter
rapporter, v. - ku celin
se rapporter - tixraacid; ku halqabsasho
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remporter
remporter, v. - libin; guuleysi
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sculpteur
sculpteur, n.m. - qofka wax qora sida qoriga, dhagaxa, birta, maarta iwm
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
supporter
/sapoortar/ (n) taageere (ayide).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
supporter
supporter, v. - istaag; sarejoog; kicin; ku dhacay ama haya (cudur, arrin iwm): xejin; xejiyo; taageerid; loo dul qaadan; u adkaysi
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comportare
v.tr. - keenid; u oggolaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
conducteur
conducteur, n. et adj. - Gudbiye; tebeye; wade; Daraawal; Hoggaamiye; Horkaca; Magal-haye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consortium
/konsartiyam/ (n) urur (isu tag, sida shirkado midoobay)
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Consortium
Shirkad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
comportement
comportement, n... - falka qofka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
constructeur
constructeur, n.m. - Fuundi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
calculateur
calculateur, n.m. et adj. - Kumbuyuutar; qalab sida maskaxda biniaadamka loogu adeegsado (fikir).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
carburateur
carburateur, n.m. - Qeybta qaraxu ka dhaco ee injiinka (Gaariga)
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Colorimeter
Midab-beege
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
commutateur
commutateur, n.m. - Qalab korontada talantaaliga ah u rogga ama beddela toos.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compartment
/kompartmant/ (n) meel ama qayb ka bannaan shay ama gaari, sida qaybta shirka ee gaariga.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comportarsi
v.rifl. u dhaqmid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
connoisseur
/konaser/ (n) khabiir (aqoon yahan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
corporation
/koorpareyshan/ (n) shirkad (hay'ad).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Corporation
Shirkad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cultivateur
cultivateur, n.m. - Qofka wax beera.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
explorateur
explorateur, n.m. - baadhe; soosaare.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
exportateur
exportateur, n.m. - banaan u iib geyn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
importateur
importateur, adj. et n. - wax banaanka ka keena.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inspirateur
inspirateur, adj. - qofka wax soo bandhiga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
perforateur
perforateur, n.m. - loo isticmaalo daloolinta.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pondérateur
pondérateur, n.m. - qiyaasa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préparateur
préparateur, adj. - qofka wax ama qof diyaariya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prospecteur
prospecteur, adj. et n. - qofka macdanta, biyaha ama batroolka baadha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réconforter
réconforter, v. - xoojin; noolayn dajiya
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comportaménto
s.m. asluub.