city hall
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
city hall
/siti-hool/ (n) dawladda hoose (sarta laga maamulo hawlaha dawladda hoose).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Ciyaal
(Ciyaal-ka)
Carruur yaryar, siiba kuwa aan si wanaagsan loo edbin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ciyaal
m.l.u Carruur yaryar.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ciyaal
m.l.u Carruur yaryar.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciyaal
m. n., [collective] children
ciyaal vl. n. act of crying out
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciyaal
-ka: (n) children (jiil dareen) ~ carruur
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ciyaal
-ka: (magacwadareed) dadka intiisa yaryar ee ama hadda uun dhalatay ama weli aan qaangaadhin. Dh: carruur. Li: waayeel.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pitfall
/pit fool/ (n) 1. khatar ama dhib aan layska jirin (khatar qarsoon) 2. khalad u samayn (gefid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ant hill
/ ant hills or ant-hill; (n) duddun, duddumo, hoy quraanjadu dhisato.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
city (n)
beled
magaalo weyn
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cell wall
Gidaar unug
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
town hall
/tawn hol/ (n) xarunta dawladda hoose.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
artery wall
(n) the inner surface that makes an artery
gidaarada xiddidada wadnaha ka taga