circuito
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
circuito
s.m. - wareeg ku dhan meel (koronto).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Circuit
Mareeg
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Circuit
Mareeg
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circuit
/serkit/ (n) 1. wareeg (n) 2. safar wareeg ah (jawlo) (n) 3. wareegga qulqulka korontada (khadka qulqulka danabka).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Circuit
Serked
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circuitous
/serkiyutas/ (adj) wareegaysanaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circulate
/seerkyuleyt/ (v) wareejin; wareegid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
circulate
v., ku wareeg; the blood circulates, dhiiggu waa dalalaa, money should circulate, lacagtu or lacagi waa wareegi lahayd.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
circulation
(n) the movement of blood through bodily vessels as a result of the heart's pumping action.
wareega dhiigga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circulation
/seerkyuleyshin/ (n) wareeg (sida wareegga dhiigga iwm, oo nidaam ku wareegga).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
circulation
circulation, n.f. - Socodka baabuurta, dadka iwm.
milieu de la circulation - Marinka wareega.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
circo
s.m. - sarkas, sirk.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
circir
(tilmaame) timo adag oo aan la goyn karin. Wiilkani waxa uu leeyahay timo circir ah. Dh: jareer. Li: jilayc.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circus
/serkas/ (n) 1. gole-ciyaareed (n) 2. cayaaro meerto ah, oo lugu soo ban-dhigo fardo-fuul, qaalmarogod iwm (n) 3. bar-kulan jidad badan ku kulmaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
biscuit
/biskit/ (n) buskud (macmacaan la cuno)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
biscuit
/biskit/ (n) rooty buskut haang eh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
biscuit
biscuit, n.m. - Buskut;
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
biscuit
n., buskud, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cérchio
s.m. - goobaabin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
circolo
s.m. - wareeg; naadi.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Cirqilo
Sabotaggio
Sabotage
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
crédito
s.m. - amaah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
intuito
s.m. - fahma horeed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circular
/serkyular/ (adj) 1. wareeg ah (goobo ah) (adj) 2.wareegto ah (wareegay-sanaya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
circular
a., goobaaban, xeersan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ciiraciiro
m.dh la-mid: carceero.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ciiraciiro
-da: (magac, dhedig, keli) midabka ciiryaamada oo kale.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
circulaire
circulaire, adj. - Wareegsan; La goobay; Qaab goobaabin ah sida Kubbada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
circumcise
/serkamsays/ (v) gudid (gudida carruurta).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
circumcise
v.tr., gud, balagta ka goo, haranta ka goo, buuryada ka goo, xalaalay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Diricnimo
(Diricnima-da)
Diric ahaansho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
diricnimo
m.dh Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
diricnimo
m.dh Nin karti iyo ragannimo dheeraad ah leh ahaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
diricnimo
f. n., [abstract] aggressivness (to achieve something), nobility
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
diricnimo
-da: (n) boldness (booldhnas). 2. diric -a: (n) women's dress
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Diricnimo
Bravura
Cleverness
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
diricnimo
-da: (magac, dhedig, keli) ninkarmeed ahaan. Dh: fiicni.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
diricnimo
de: aggressivness (to achieve s.t.), nobility
lx: diricnimo
pd: (/da)
ps: n0-f-abs
key: diricnimo
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
circumcised
a., gudan.