cirbixiyeennimo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cirbixiyeennimo
m.dh la-mid: cirbaxeennimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cirbaxeennimo
m.dh Cirbaxeen ahaansho. la-mid: cirbixiyeennimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afhayeennimo
-da: (magac, dhedig, keli) afhaye ahaan; haynta shaqada afhayeha. Hurre afhayeennimada jaamacad buu uga soo baxay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
biirjeexnimo
m.dh Birjeex ahaansho (qof). la-mid: birjeexnimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
biirjeexnimo
-da: (magac, dhedig, keli) calool adayg aan dhibta laga leexane loo badheedho. Biirjeexnimo ayuu daadka kaga tallaabay. Dh: hawkarnimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dabakeennimo
m.dh Dabakeen ahaansho (qof).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dabakeennimo
-da: (magac, dhedig, keli) qof kolkii uu soo dhalanayay qarka danbe soo horraysiiyay ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
masiixinnimo
m.dh (dii.) Kiristaan ahaansho (qof).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Masiixinnimo
f. n., [abstract] Christianity
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
masiixinnimo
-da: (magac, dhedig, keli) masiixi ahaan; wax diinta kiristanka haysta ahaan. Dh: kiristaannimo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Masiixinnimo
de: Christianity
lx: Masiixinnimo
pd: (/da)
ps: n0-f-abs
syn: Kristaanimo
key: Masiixinnimo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
midiidinnimo
m.dh Qof midiidin ahaansho. la-mid: madiidinnimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
midiidinnimo
-da: (magac, dhedig, keli) midiidin ahaan; ciidan adeege ah ahaan. Dh: ciidannimo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bartijirenimo
f. n., [abstract] selfishness, egoism
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bartijirenimo
de: selfishness, egoism
lx: bartijirenimo
pd: (/da)
ps: n6-f-abs
key: bartijirenimo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dambiilannimo
m.dh la-mid: dembilennimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dambiilannimo
-da: (magac, dhedig, keli) mid dambaabay ahaan. Caarre waxa lagu haystaa dambiilennimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dembiilannimo
m.dh Dembille ahaansho. la-mid: dambilannimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dembiilannimo
-da: (magac, dhedig, keli) mid denbi geysta ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fajiistennimo
m.dh Fajiiste ahaansho. la-mid: fashiistennimo.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
Kiristaannimo
-da: (n) Christianity (kiristiyaanati)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mihiigaannimo
m.dh la-mid: mahiigaannimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
fashiistennimo
m.dh la-mid: fajiistennimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kirishtaannimo
m.dh (dii.) Kirishtaan ahaansho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Kirishtaannimo
f. n., [abstract] Christianity; being Christian
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Kirishtaannimo
-da: (magac, dhedig, keli) Kirishtaan ahaansho; diinta kiristaanka haysasho.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Kirishtaannimo
de: Christianity; being Christian
lx: Kirishtaannimo
pd: (/da)
ps: n0-f-abs
key: Kirishtaannimo