cilmiga muuqaalada dhulka
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cilmiga muuqaalada dhulka
Geomorphology
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cilmiga muuqaalka dhulka
m.l (jooloji) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiyooloojiyeed ee ka hooseeya.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
cilmiga muuqaalka dhulka
m.l (jool.) Barashada muuqaallaada dabiiciga ee dhulka, iyo xiriirka ka dhexeya muuqaalladaas iyo dhismaha jiyooloojiyeed ee ka hooseeya.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Geomorphology
Cilmiga muuqaalada dhulka
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Barasho muqaalada dhulka
Physiography
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cilmiga cudurrada indhaha
n. phr. opthalmology
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cilmiga cudurrada addimmada
n. phr. orthopedics
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cilmiga cudurrada carruurta
n. phr. pediatrics
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Gilgilka qolofka dhulka
Diastrophism
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cilmiga cudurrada haragga
n. phr. dermatology
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cilmiga_cudurrada_indhaha
de: opthalmology
lx: cilmiga cudurrada indhaha
ps: np
key: cilmiga_cudurrada_indhaha
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cilmiga_cudurrada_addimmada
de: orthopedics
lx: cilmiga cudurrada addimmada
ps: np
key: cilmiga_cudurrada_addimmada
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cilmiga_cudurrada_carruurta
de: pediatrics
lx: cilmiga cudurrada carruurta
ps: np
key: cilmiga_cudurrada_carruurta