ciddiyagaduudshe
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ciddiyagaduudshe
m.l Geed nagaar yar oo leh xididdo dhuudhuuban oo ciddiyaha lagu guduudsado.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
CIDIYO-GUDUUDSHE
(Edio-gugdudchio) N Polycarpaea pulvinata M. Gilbert. Caryophyllaceae.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
indhagaduudsi
m.l la-mid: indhagaduudsasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
indhagaduudso
f.mg3 (-saday, -satay) Muddo yar seexasho. la-mid: indhacasayso.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
indhagaduudso
f.mg3 (-saday, -satay) Muddo yar seexasho. m.f.dh, indhagaduudsasho. la-mid: indhacasayso.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
indhagaduudso
(fal) muddo yar oo gaaban seexo. Dh: indhacasayso.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
indhagaduudsad
m.l la-mid: indhagaduudsasho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
ciddiyacaseeye
-ha: (magac, lab, keli) geed caleentiisa kolka la engejo oo la qooyo, dabadeedna la marsado, ciddiyaha caseeya. Waxaan marsaday ciddiyecaseeye. Dh: cillaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
indhagaduudsasho
m.f.dh eeg indhagaduudso. la-mid: indhacasaysad, indhacasaysasho, indhacasasaysi.