chromosome
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chromosome
/korowmasom/ (n) hiddo-wadayaal (koromosoom waa unugyada qaabilsan gudbinta sifaalaha layska firsado ama layska dhaxlo).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
gene
(n) a functional hereditary unit that occupies a fixed location on a chromosome, has a specific influence on the phenotype, and is capable of mutating.
asal, hidde-side
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
chloroforme
chloroforme, n.m. - Daawada qofka lagu suuxiyo marka la qalayo CHCl3.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Chromomeres
Koromomiyeere
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
chronologie
chronologie, n.f. - Cilmiga isku dubbaridka taariikhaha wax dhacaan liis garaynta.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Chromatophore
Midabside
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Acrosome
Akrosoom
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chromium
/koroomiyam/ (n) curiye macdan ah oo loo adeegsado dheehidda biraha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homonyme
homonyme, adj. - isku dhawaaq ah (kalmado).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ribosome
Raybosoom
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thrombose
thrombose, n.f. - marka dhiigu isgunto oo uu rogmado dhagax yaryar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wholesome
/hool-sam/ (adj) 1. caafimaadka u roon (caafimaad leh) (adj) 2. u-roon (aan waxyeello gaarsiinayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
wholesome
a., wanaagsan.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Centrosome
Santaroosoom
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chronology
/koronoloji/ (n) cilmiga diiwaan gelinta dhacdooyinka taariikhda (taxanaha taariikhda).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
koromosoom
m.l (-myo, m.dh) (baayoloji) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda. Koromosoomyadu waxay ka koobanyihiin koromatiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
koromosoom
m.l (-myo, m.dh) (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromosoomyadu waxay ka koobanyihiin koromatiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
koromosoom
-ka: (magac, lab, keli) dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda Koromosoomyadu waxay ka koobanyihiin koromatiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaas oo suga astaamaha noolaha.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
koromosoon
-ka: (magac, lab, keli) miiqaq yaryar oo bu'da unugga ku jira oo haya hiddasidayaasha.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Chromoplast
Cagaarlaawe
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Stroboscope
Istoroboskoob
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Thrombocyte
Trombosayt