chemotherapy
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
chemotherapy
(n) the treatment of disease by means of chemicals, esp. cancer,
cudur lagu daaweeyo kimiko sida kansarka
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cryotherapy
(n) application of liquid nitrogen; the use of low temperatures in medical therapy.
hoos u dhigo uumiga jidhka iyado loo isticmaalaayo daawo ahaan
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermothérapie
thermothérapie, n.f. - cudurada kulka lagu daaweeyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
physiotherapy
/fisiyow therapi/ (n) daaweynta jirka (sida jir-dhayidda, duugidda, riix-riixidda iwm).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Physiotherapy
Jimcis
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Climatotherpy
Cimilo daaweyn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
photothérapie
photothérapie, n.f. - ku daawaynta cudurrada iftiinka.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hormone therapy
(n) a process of treating a disease with medication containing specific hormones.
hab lagu daaweeyo cudur dhecaan gaarah u sameeyay xubanaha jidhka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
homotherme
homotherme, adj. - kulaylkiisu isku mid yahay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
group therapy
/guruup-therapi/ (n) daaweyn-kooxeed (nidaam dad bukaanka ah dhakhtar isu-soo uruuriyo, si ay ugu nafisaan wada-sheekaysigooda).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hydrothérapie
hydrothérapie, n.f. - cudurada biyaha lagu daaweeyo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Schermography
Raajikalwis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
physiotherapist
/fisiyow therapist/ (n) dhaktarka gacanta wax daaweeya ee aan daawo isticmaalin.