checkpoint
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
checkpoint
/jekpoynti/ (n) koontaroolka (meesha dadka, baabuurta iwm lugu baaro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
check in
/jek in/ (v) isa-soo xaadirin (imaansho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
check in
/jek in/ (v) is sheenow, is diiwaan giliyow. We checked in at a motel in the city.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Checking
Hubin, eegid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
checkout
/jek awt/ (n) ku bahow, ku tabow, miisky beesothy lyky biyaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
check out
/jek awt/ (v) 1. tagid (siiba hudheel ka bixid) (v) 2.hubin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
check out
/jek awt/ (v) beesy biyow waany ku tabow hotelky iwm. I checked out today from the motel.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
check-list
/jeklist/ (n) liis warbixineed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cockpit
/kokpit/ (n) shirka, siiba shirka diyaaradda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crackpot
/kraakpot/ (n) nacas ah (dogon maskax-falluug qaba).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cheekbone
(n) the bone just below the eye and above the fleshy part of the cheek.
lafda dhabanka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cheekbone
/jiikboon/ (n) lafta dhabanka (lafta dhafoorka iyo canka u dhaxaysa).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chuck out
/jak awt/ (v) 1. cayrin (qof meel xoog uga saarid) (v) 2. xoorid (iska-xoorid).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dew point
Bar dharab
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Dew point
Barta dharabka
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ice point
Bar baraf
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
viewpoint
/vyuu-pooynt/ (n) aragtida qofka (ra'yiga qofka ee arin ku saabsan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
check over
/jek ova/ (v) hubin.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Yieldpoint
Bar maxsuul
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
chiropodist
/karopodhist/ (n) qof yaqaan daaweynta lugaha.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Curie point
Barta Kuuri
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fixed point
Bar maguurto