change step
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Change Step
Salaan Beddel
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
changeant
changeant, adj. - Si fudud ama hawl yar u dhaqaaqi kara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
congested
/kinjestidh/ (adj) 1. xiran; cabbursan (adj) 2. aad u buuxa ama xiran, dad ama baabuur dartood.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
change (v)
duurshaal
beddelid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
changeable
/jeynjabal/ (adj) 1. la baddeli karo (adj) 2. is bedbeddelaya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
shangeesle
m.l (-layaal, m.l/dh) Shaxan shan gees leh.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Shangeesle
Pentagon
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shangeesle
-ha: (magac, lab, keli) shaxan ama wax kale oo shan gees leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exchange rate
/ikesjenj-reyt/ (n) sicirka-sarrifka.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Change Round
Isbeddela
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
change of ends
beddelaada dhinacyada
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
change of legs
beddelaadda lugaha
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Drainge system
Habka biyo shubka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
canister
/kanistar/ (n) koonbo (qasacad yar 0o dabool leh oo wax lugu shubto, sida sonkorta, caleenta iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
charette
charette, n.f. - Gaadhi Carabi; Gaadhi Dameer.
charette, n.f. - Baabuur Carabi (ama tareen yar) oo balka dhuxusha iwm lagu qaado.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gangster
/gaangestar/ (n) gaan-geystar, xubin ka-tirsan gaangeystaro ama burcad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gangster
gangster, n.m. - tuug; nin budhcad ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tangènte
agg. e s.f. - taanjent, xood; saami.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
cannister
(n) a container used to hold fluid.
shaay lagu shuban karo waxii sida biyah u soca (dareeraha)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
chainette
chainette, n.f. - Silsilad; Katiinad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
chanceler
chanceler, v. - Lulid; Ruxruxid; Dhaqdhaqaajin; Heedadow; Tukubid; Jiitan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
chandelle
chandelle, n.f. - Shamac la shito si uu iftiin u bixiyo.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhagayste
-dhagaystaha: (n) listener (lisiner) —dhagaystayaasha: (n) audience (oodi-yansi)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dhegeyste
m.l (-tayaal, m.l/dh) Qof wax dhegeysta ama dhegeysanaaya.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dhegeyste
m.l (-tayaal, m.l/dh) Qof wax dhegeysta ama dhegeysanaaya.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dhegeyste
-ha: (magac, lab, keli) qof si wanaagsan wax u dhegeysta isga oo faa'iido u jeeda.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
mangouste
(greyish-red), n., shawshuga, -ihi; (red) soongur, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
changement
changement, n.m. - Beddel; Bedbeddelis; Gedgeddis,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
clandestin
clandestin, adj. - sir qarsoodi ah; sharci maaha; waa mamnuuc; Lama oggola.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
taangiiste
-ha: (magac, lab, keli) askariga taangiga ku shaqeeya ama ku dagaallama
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
échangeable
échangeable, adj. - beddelmi kara
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
gaangeystar
-ka: (n) gangster (gaan-gestar); racketeer (raaki-tiir) ~ burcad
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
shan-geesle
-shan-geeslaha: (n) pentagon (pentagon) ~ qaab shan-geesle leh