cawsiyobiyo-kunnool
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
cawsiyobiyo-kunnool
f. n., [collective] animals that live on grass and water only; bogey, ogre; bugbear
waa la naqliyay ✓
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cawsiyobiyokunool
-sha: (magacwadareed) xayawaanka inta aan cunin hilibka ee ku nool cawska iyo biyaha.
waa la naqliyay ✓
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cawsiyo-biyokunool
m.dh.u 1. Lo'.
waa la naqliyay ✓