ereyga

canshuurta horumarinta

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

CANSHUURTA HORUMARINTA

DHAN
1

Imposta di sviluppo

2

Development levy

3

Waa canshuur loogu tala galay horumarinta dalka.

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

BANKIGA HORUUMARINTA

DHAFANDHAAF
1

Banca di Sviluppo

2

Development Bank

3

Waa Banki Dawladeed oo loo xilsaaray horuumarinta, kaalmaynta iyo xoojinta tacab soo saarayaasha qabta hawlo ay ka mid yihiin beeraha, warshadaha, macdanta, dalxiiska, kalluumaysiga iyo ganacsiga xoolaha, kuwaasoo wada hoos imaanaya barnaamijka Dawladdu ugu tala gashay qorshaha horumarinta dalka.

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

CANSHUURTA DHAXALKA

DHAFANDHAAF
1

Imposta di successione

2

Succession tax

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

Canshuurta dhaxalka

CANSHUURTA FAA'IIDADA

DHAFANDHAAF
1

Imposta sul reddito

2

Income tax

3

Waa canshuurta laga qaado faa'iidada dadku helo, si kastaba ha ku timaaddee.

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

CANSHUURTA MAAWEELADA

DHAFANDHAAF
1

Imposta sui pubblici spettacoli

2

Public entertainment tax

3

Waa canshuur dawladdu saarto meelaha lagu maaweeliyo dadweynaha sida shineemooyinka, ciyaaraha, maadayska, masraxa, iwm.

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

Canshuurta maaweelada

DHAFANDHAAF
1

Imposta sui pubblici spettacoli

2

Public entertainment tax

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

CANSHUURTA TACABKA GADMA

DHAFANDHAAF
1

Tassa di esercizio sul fatturato

2

Fee on invoices marchandise

3

Waa canshuur laga qaado tacabka ay Warshaduhu gadaan bil walba.

waa la naqliyay ✓

Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]

Canshuurta tacabka gadma

DHAFANDHAAF
1

Tassa per esercizio prodotti fatturati

2

Fee on invoiced merchandise

waa la naqliyay ✓