calooshi u shaqayste
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
calooshi u shaqayste
-ha: (n) [Pl. calooshood u shaqaystayaal] mercenary (mersaneri); mercenary person or soldier ~ calooshiis u shaqayste
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
calooshi-ushaqayste
m.l (calooshoodushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iyo wixi lamida.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
calooshi-ushaqayste
m.l (calooshood-ushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iyo wixi lamida.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
calooshi-ushaqayste
m. n. mercenary
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
calooshiis u shaqeyste
m. n. mercenary soldier
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mercenary
/marsaneri/ (n) calooshi u shaqayste (siiba askariga la kiraysto oo waddan kale u dagaalama).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mercenàrio
s.m. - calooshi u shaqayste.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mercenaire
mercenaire, n.m. - calooshi u shaqayste.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
calooshiis_u_shaqeyste
de: mercenary soldier Lit: one who works for his stomach
lx: calooshiis u shaqeyste
pd: (/ha)
ps: np-m
key: calooshiis_u_shaqeyste
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
calooshi-lacayaar
m.l (calooshood-lacayarro, m.dh) Qof maalintaas hantidiisu sida ay tahay u dhaqma oo aan mustaqbalka ka fikirin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
calooshi-lacayaar
m. n. person who lives from hand to mouth; cares nothing but his food