buraashka ilkaha
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
buraashka ilkaha
m. n. toothbrush
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
buraashka_ilkaha
de: toothbrush Pl: buraashyada ilkaha
lx: buraashka ilkaha
ps: np-m
key: buraashka_ilkaha
Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
Lo spazzolino da denti
Buraashka ilkaha
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
buraashnaansho
m.l/dh la-mid: buraashnaan.
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Burushka birta
Burushka timahiisu yihiin diriq-bireed loodsama oo keli noqda ee lagu nadiifiyo qalabka buufin-bireedka, aaladda farsamada birta iyo wixii la xiriira.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
takhtarka ilkaha
m. n. dentist
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
takhtarka ilkaha
(n) dentist (dhen-tiist)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhakhtarka ilkaha
(n) dentist (dhen-tiist)