ereyga

bukaan-wareysi

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

bukaan-wareysi

DHAN

m.l (daawo) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

bukaanwaraysi

DHAFAN

-ga: (magac, lab, keli) waraysiga bukaanka oo uu dhakhtarku ka qoro, kana kooban qaybo ay ka mid yihiin: warbukaan qoyseed, warbukaan qofeed, warbukaan cudur hore, warbukaan cudur danbe.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

bukaansocod-eegto

DHAABAN
1

m.dh (-ooyin, m.l) Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.

2

bukaan-wareysi m.l (daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.

waa la naqliyay ✓