bronchus
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Bronchus
Farac hunguri
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchus
(n) the air passages beyond the windpipe that provide a way for air to enter the lungs.
hunguri cadka ayaa laba laamood u kala qaybsama, laaniba waxay gashaa sambab, laamahasii baa leh meelo hawado u sii marta sambabada
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
rhonchus
(n) a snoring sound; a rattling in the throat.
khuuro
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchitis
(n) inflammation of one or more bronchi.
laamaha hawo mareenka bukooday
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Bronchitis
Dhuunneefholoc
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bronchitis
/boronkaaytis/ (n) boronkiity (hergeb humaathy).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchial
(adj) pertaining to one or more bronchi.
ku saabsan lamaaha hawado marto
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
bronchite
s.f. - boronkiito.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bonus
/boonas/ (n) 1. gunno (lacag buro ah oo intii caadiga ahayd ka dheeri ah)(n) 2. wax buro ah helid (ka saa'id ah intaad filaysay). e.g. The employees got a holiday bonus.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Bonus
Hawlid, abaalgud
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bonus
/boonas/ (n) beessy gunny eh.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Branch
Laan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
branch
/baraanji/ (n) laan, qayb
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
branch
/braanj/ (n) 1. laang. 2. ber (qiib). (v) 3. qiqiibiyow, shashalyeraayow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
branch
n., laan, -ti; branches put in a tent during the time of rain, daragad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crocus
/krowkas/ (n) sacfaraan (huruud).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
breeches
/biriijis/ (n) surweel daba gaab (surweel lowyaha ku jooga).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
brochure
/barowshuur/ (n) buug war bixineed.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
brochure
/browshuur/ (n) buug yer oo war ky yaaly.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
brochure
brochure,n.f. - Buug yar; Jariidad.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Trenches
Dhal jeex
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
blockhaus
blockhaus, n.m. - Meesha tareenka ama markabka shidaalka loogu kaydiyo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ébrancher
ébrancher, V. - laama goyn; caleema goyn geed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
erroneous
/irowniyas/ (n) khaldan, sida fikrad khaldan oo kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
franchise
/fraanjays/ (n) 1. xuquuqda cod-bixinta (xuquuqda woodida) (n) 2. ogolaanshaha shirkadi bixiso, oo laga ganacsan karo badeecadeeda iwm, magaceedana la isticmaalo
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Franchise
Cashuur