bronchoscopy
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchoscopy
(n) a slender tubular instrument with a small light on the end for inspection of the interior of the bronchi.
qalabka dhuuban, afka horena ku leh nal lagu arki karo gudaha laamaha hawado marto ee saambabada
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchoscope
(n) an instalment used to visually inspect the bronchi.
aalad loo isticmaalo aragtida gudaha laamaha hawado marto
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Bronchoscope
Dhuunneefiifiye
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchospasm
(n) uncontrollable movement of the smooth muscle of the bronchi, as occurs in asthma.
muruqyadaa laamaha hawado marto sii xad la'aan ah u dhaqdhaqaaq marka neefta ama xiiqdo haysa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
endoscopy
(n) visual inspection of any cavity of the body by using an endoscope.
fiiris jidhka gudihiisa iyada oo la adeegsanaayo qalab lagu baadho jidhka gudiihisa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
colposcopy
(n) the examination of the vaginal and cervical tissues,
baadhitaanka hoosta iyo makaanka afkiisa
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Radioscopy
Rajikueeg
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
arthroscopy
(n) a procedure that allows direct examination of a joint using a small camera.
dariiqa si toosa loo baadho xubnaha ayada oo la adeegsanayo kamara
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
colonoscopy
(n) a procedure using a slender tubular instrument with a small light on the end for inspection of the colon.
dariiqa tuubo nal yar ku leh cidhifka dambe la geliyo mindhicirka si loo eego mindhicirka gudihisa
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
laryngoscopy
(n) a tubular instrument or apparatus used to observe the interior of the larynx.
aalad lagu baadho dhuunta