bowdo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bowdo_2
de: thigh
hm: 2
lx: bowdo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: bowdo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bowdo_1
de: groin
hm: 1
lx: bowdo
pd: (/ha)
ps: n7-m-cmp
key: bowdo_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bowdo
(Bowda-da)
Lugta inteeda u dhexaysa lowga iyo sinta; tar.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bowdo
m.dh (-ooyin, m.l) Lugta inteeda u dhexeysa lowga iyo sinta.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bowdo
f. n. thigh
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bowdo
-bowdada: (n) thigh (thaay); haunch (hoonj) ~ cajir
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bowdo
-da: (magac, dhedig, keli) lugta inta sare ee u dhaxaysa jilibka iyo bowdabariilaha. Bowdada kolkii aan ka jabay iyo boqonka taaggiisa. Dh: bawdo, taf.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_2
cf: boosay
de: beige ~ dirty white color (of a horse), tan
hm: 2
lx: bood
pd: (-ka)
ps: n0-m
key: bood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Booto_2
de: Boto
hm: 2
lx: Booto
ps: name-f
key: Booto_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abooto_2
de: praying mantis Lit: grandmother of increase of sheep, i.e., sign of good luck that the flock will increase
hm: 2
lx: abooto
pd: (-ta)
ps: n2-f, n7-f-cmp
key: abooto_2
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Blowdown
Dabayl rid
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
buundo_2
a: buunto {It}
de: dot, point, mark; marking, score
hm: 2
lx: buundo
ps: n6-f
key: buundo_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bowd
(Bowd-ka)
Oodda xerada ama ardaaga, derbigeeda; mus; gaso; duddo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bowd
m.l (-dad, m.l) Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bowd
m.l (-dad, m.l) Xeyndaab ood ah oo beerta, guriga, xerada xoolaha lagu wareejiyo, deyd.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bowd
m. n. fence, corral
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bowd
-ka: (n) [Pl. bowdad-ka] fence (feens); enclosure (enkalawsher)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bowd
-ka: (magac, lab, keli) aqalka la galo. Bowd niman lahayni waa golajiif. Dh: rug, beyd.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bowd
de: fence, corral
lx: bowd
pd: (-ka Pl: bowdad (ka))
ps: n4-m
key: bowd
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oo_2
de: which, that; who; while Head of a relative or subordinate clause
hm: 2
lx: oo
ps: conj
key: oo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-ow_2
a: -aw ~ -oow
de: become, get [INCHOATIVE]
hm: 2
lx: -ow
ps: v3a-inch-imp
xe: approach
xv: -aan [inf], -aad
key: -ow_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bad_2
de: sea, ocean
hm: 2
lx: bad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: bad_2
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bawdo
f. n. thigh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bawdo
-da: (magac, dhedig, keli) lawga iyo misigta inta udhaxaysa, ee hilibka badan leh.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bawdo
de: thigh
lx: bawdo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: bawdo
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bid_2
de: desire, prefer
hm: 2
lx: bid
pd: (biday)
ps: v1=
key: bid_2
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
bórdo
s.m. markab am dayaarad gudahood, doc.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bowso
f.g3 (-stay, -satay) Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macallin toos ah laga baran helid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bowso
f.g3 (-stay, -satay) Aqoon kooban oo aan dugsi iyo macallin toos ah laga baran helid. m.f.dh, bowsasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bowso
v. pick up news, information ~ gossip; gain knowledge
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bowso
-bowsaday / bowsatay: (v) learn by hearing without schooling ~ bawso
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bowso
(fal) sheed wax ka baro adoon dugsi galin. Intaad fursad helayso casharka iska sii bowso.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bowso
de: pick up news, information ~ gossip; gain knowledge
lx: bowso
pd: (bowsaday)
ps: v3a=
key: bowso
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
god_2
cf: lun
de: hole in the ground, burrow
hm: 2
lx: god
pd: (-ka Pl: godad (ka))
ps: n4-m
key: god_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hoo_2
de: Here, take (it)!
hm: 2
lx: hoo
ps: intj
key: hoo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
loo_2
de: employer
hm: 2
lx: loo
pd: \pd-shaqeeye
ps: n7-m
key: loo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ood_2
de: enclose with a brushwood fence
hm: 2
lx: ood
pd: (ooday)
ps: v1=
key: ood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qod_2
de: dig (out ~ up), excavate; plow, work on a field
hm: 2
lx: qod
pd: (qoday)
ps: v1=tr
key: qod_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sow_2
de: but, on the contrary Introduces contradictive statements
hm: 2
initial: s
lx: sow
ps: conj
xe: I looked for Abdi at the office, but he just did not come to work.
xv: Cabdi baan xafiiska ka raadiyey, sow shaqo maba uusan imannin.
key: sow_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-ado_2
de: I do not / he does not (X)
hm: 2
lx: -ado
ps: v3a-1sg/3m-neg-prhb
key: -ado_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baad_2
de: stay out overnight in an unknown place; be late
hm: 2
lx: baad
pd: (baaday / baadday)
ps: v1=
key: baad_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
badi_2
de: increase, cause to be many, make more
hm: 2
lx: badi
pd: (badiyey)
ps: v2a=
key: badi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baqo_2
de: fear, flight from danger
hm: 2
lx: baqo
pd: (/da)
ps: vn6-f
key: baqo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baro_2
cf: aqal, guri, hooy
de: familiar environment, home
hm: 2
lx: baro
pd: (/da)
ps: n6-f
key: baro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bilo_2
de: start ~ commence (of a lunar month)
hm: 2
lx: bilo
pd: (bishay / bilatay)
ps: v3b=intr
xe: Ramadan has just begun.
xv: Ramadaan baa bilatay.
key: bilo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boob_2
de: robbery; kidnapping; rustling
hm: 2
lx: boob
pd: (-ka)
ps: vn2-m
key: boob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booc_2
bw: \de
de: bush sp. with milky sap,
hm: 2
lx: booc
pd: (-da)
ps: n2-f
sc: Calotropis procera
key: booc_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_1
de: jump, leap
hm: 1
lx: bood
pd: (booday)
ps: v1=
key: bood_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_3
de: method of whitening clothes, bleaching
hm: 3
lx: bood
pd: (-da)
ps: vn-f
key: bood_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boog_2
de: ulcer, wound
hm: 2
lx: boog
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: boog_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boos_2
de: property, owned ~ assigned land
hm: 2
lx: boos
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: boos_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bowbow
m.dh B. dheh: codka durbaanka iyo wixi lamida ay sameeyaan marka la tumo.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
BOWBOW
(Bobo) S Abelmoschus ficulneus (L) Wight & Arn. Malvaceae.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
buro_2
de: extra, bonus
hm: 2
lx: buro
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: siyaado
key: buro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cawo_2
de: good fortune
hm: 2
lx: cawo
pd: (/da)
ps: n6-f-abs
syn: ayaan
key: cawo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dawo_2
a: dacawo ~ dawaco
de: jackal, fox
hm: 2
lx: dawo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: dawo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dood_2
de: act of arguing
hm: 2
lx: dood
pd: (-ka)
ps: vn-m
key: dood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dowr_2
cf: goof, kagguur
de: dry well; dried out stream ~ pond
hm: 2
lx: dowr
pd: (-ka Pl: dowrar (ka))
ps: n4-m
key: dowr_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
food_2
de: traditional hairstyle for young girls
hm: 2
lx: food
pd: (-da)
ps: n1-f
key: food_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gado_2
de: rub out, erase
hm: 2
lx: gado
pd: (gatay)
ps: v3b=tr
key: gado_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
good_2
de: cloth
hm: 2
lx: good
pd: (-ka Pl: goodad (ka))
ps: n4-m
key: good_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gows_2
de: molar, back tooth
hm: 2
lx: gows
pd: (-ka)
ps: n1-m, n4-m
key: gows_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gudo_2
de: meet, fulfill ~ discharge one's duties and obligations
hm: 2
lx: gudo
pd: (gutay / gudatay)
ps: v3b=
key: gudo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Hawd_2
de: Haud [fertile geographic region] Part of the disputed area between Somalia and Ethiopia
hm: 2
lx: Hawd
pd: (-ka)
ps: n0-loc-m
key: Hawd_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hawo_2
de: desire, ambition; daydream
hm: 2
lx: hawo
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: himilo, toogo
key: hawo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hogo_2
de: hot season
hm: 2
lx: hogo
pd: (/da)
ps: n6-f-time
key: hogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hoyo_2
de: go home at the end of a day {N}
hm: 2
lx: hoyo
pd: (hoyday)
ps: v3b=
key: hoyo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
kood_2
de: secret conversation, private talk
hm: 2
lx: kood
pd: (-ka)
ps: n4-m
syn: faq
key: kood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mood_2
cf: dhaaf, gudub, mar
de: pass (by), move beyond; surpass
hm: 2
lx: mood
pd: (mooday)
ps: v1=
key: mood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
noqo_2
de: be (like s.t.); become, come to be; change
hm: 2
lx: noqo
pd: (noqday)
ps: v3b=
xe: What will the weather be like tomorrow?
xv: Hawadu maxay noqon doontaa berrito?
key: noqo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oogo_2
de: highlands, upland area of northeast Somalia
hm: 2
lx: oogo
pd: (/da)
ps: n0-f-loc
key: oogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qode_2
cf: cirboor, cirwareen
de: dust-storm, whirlwind
hm: 2
lx: qode
pd: (/ha)
ps: n-m
key: qode_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wood_2
de: cast a vote (in an election)
hm: 2
initial: w
lx: wood
pd: (wooday)
ps: v1=intr
key: wood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xood_2
de: carress, gentle pat ~ stroke
hm: 2
initial: x
lx: xood
pd: (-da)
ps: n1-f
key: xood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baaho_2
de: mutual help arrangement, reciprocal aid given in case of need within a clan
hm: 2
lx: baaho
pd: (/da)
ps: n6-f
key: baaho_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baaro_2
de: be restless (due to pain ~ anger), writhe, twist about
hm: 2
lx: baaro
nt: baarad (ka) [vn-m] 'restlessness'
pd: (baartay)
ps: v3b=
key: baaro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
badho_2
de: center, middle
hm: 2
lx: badho
pd: (/da)
ps: n6-f-loc
key: badho_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barqo_2
de: lie down (late in the morning)
hm: 2
lx: barqo
pd: (barqaday)
ps: v3a=intr
key: barqo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
beero_2
de: farms, plantations; farming, agriculture
hm: 2
lx: beero
pd: (/ha)
ps: n1-m-pl
key: beero_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bocor_2
de: shapely, with a good figure (of a young woman)
hm: 2
lx: bocor
pd: (-ta)
ps: n0-f-abs
key: bocor_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bogdoox
(Bogdoox-a)
Waddada dheer oo laga leexdo oo tu kale oo gaaban oo toobiye ah la qaado, si durba meeshii la doona hayey loo tago; qoorato; qoorsad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bogdoox
bogdoox¹: m.l 1. Wadiiqo toos ah oo ka leexaato waddo weyn. 2. Weeraridda cadow dhinac laga weeraro. 3. Qalliin lagu sameeyo haweenka dhali waayey iyadoo dhinac laga soo saarayo ilmaha. 4. la-mid: bogdooxid.
bogdoox²: f.g1 (-xay, -xday) 1. Cadow iyo wixi lamida dhinac ka wareemid. 2. Haweeney si caadi ah u dhaliweydey si ilmaha looga dhaliyo caloosha dhinac ka qalid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bogdoox
bogdoox¹: m.l 1. Wadiiqo toos ah oo ka leexaato waddo weyn. 2. Weeraridda cadow dhinac laga weeraro. 3. Qalliin lagu sameeyo haweenka dhali waayey iyadoo dhinac laga soo saarayo ilmaha.
bogdoox²: f.g1 (-xay, -xday) 1. Cadow iyo wixi lamida dhinac ka wareemid. 2. Haweeney si caadi ah u dhaliweydey si ilmaha looga dhaliyo caloosha dhinac ka qalid. m.f.dh, bogdooxid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bogdoox
m. n. short cut
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bogdoox
-a: (magac, lab, keli) jid dheer oo laga weecdo oo inta tu kale oo toobiye ah la maro, durbaba meeshii la rabay la tago. Barqin ba waannu soo gaadhnay reeka oo bogdoox baannu soo marray.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bogdoox
de: short cut
lx: bogdoox
pd: (-a)
ps: n2-m
key: bogdoox
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bolol_2
de: decay, rotting; wear and tear
hm: 2
lx: bolol
pd: (-ka)
ps: vn2-m
key: bolol_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bomba_2
a: bumbo {It}
de: bomb
hm: 2
lx: bomba
pd: (-da)
ps: n6-f
key: bomba_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booli_2
de: rob, plunder, loot; appropriate
hm: 2
lx: booli
pd: (booliyay / booliday)
ps: v1=tr
key: booli_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booto_1
cf: burcad
de: type of butter
hm: 1
lx: booto
pd: (/da)
ps: n6-f
key: booto_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boqon_2
de: ankle, Achilles tendon
hm: 2
lx: boqon
pd: (-ta Pl: boqno (/ha))
ps: n3-f
key: boqon_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boqor_2
de: make king, crown
hm: 2
lx: boqor
pd: (boqray)
ps: v1=
key: boqor_2
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
boudoir
boudoir, n.m. - golka dumarku ku beddeshaan; qolka fadhiga ee dumarka.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
buldi_2
de: sound, measure the depth of
hm: 2
lx: buldi
pd: (buldiyay / buldiday)
ps: v1=tr
key: buldi_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bullo_2
cf: bullaale
de: olive brown, isabella color (of a horse)
hm: 2
lx: bullo
pd: (/da)
ps: n0-f-col/abs
key: bullo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Burco_2
cf: caasimad
de: Burao [city in north Somalia] Capital of the Togdheer region
hm: 2
lx: Burco
ps: n0-loc-f
key: Burco_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
cawdu_2
de: invoke protection from God against the devil
hm: 2
lx: cawdu
pd: (billeystay)
ps: v3b=intr
key: cawdu_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doogo_2
de: reopen, become painful (of an old wound)
hm: 2
lx: doogo
pd: (doogtay)
ps: v3b=
key: doogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooro_2
de: chicken, hen
hm: 2
lx: dooro
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: digaag {S}
key: dooro_2