ereyga

bouc-emissaire

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

bouc-émissaire

DHAN

bouc-émissaire, n.m - Qof lagu ciqaabo ama lagu canaanto khalad uu gof kale ama cid kale sameeyey ama falay.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Commissaire

DHAFANDHAAF

Ilaaliye

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

commissaire

DHAFANDHAAF

commissaire, n.m. - Wakiil hay'adeed.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

toute-puissance

DHAFANDHAAF

toute-puissance, n.f. - awood xad dhaaf ah.

waa la naqliyay ✓