ereyga

borookaariyootig

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

borookaariyootig

DHAN

m.l (-gyo, m.dh) (baayoloji) Noole walxaha hiddo-sidaha aanay ku xidhnayn bu'da unugga.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

borookaariyootig

DHAN

m.l (-gyo, m.dh) (baay.) Noole walxaha hiddo-sidaha aanay ku xidhnayn bu'da unugga.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

borookaariyootig

DHAN

-ga: (magac, lab, keli) noole walxaha hiddasidahu aanay ku xidhmayn bu'da unugga.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

iyukaaryootig

DHAFANDHAAF

m.dh (-gyo, m.dh) (baayoloji) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

iyukaaryootig

DHAFANDHAAF

m.dh (-gyo, m.dh) (baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

iyukaaryootig

DHAFANDHAAF

-ga: (magac, lab, keli) noole ka kooban unugyo ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]

Soomaaliyoobid

DHAFANDHAAF
1

(Soomaaliyoobid-da)

2

Soomaali noqosho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

Soomaaliyoobid

DHAFANDHAAF

m.f.dh (-oobay, -owday; - oobi) eeg Soomaaliyow.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

Soomaaliyoobid

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) Soomaali noqosho.

waa la naqliyay ✓