booto_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Booto_2
de: Boto
hm: 2
lx: Booto
ps: name-f
key: Booto_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abooto_2
de: praying mantis Lit: grandmother of increase of sheep, i.e., sign of good luck that the flock will increase
hm: 2
lx: abooto
pd: (-ta)
ps: n2-f, n7-f-cmp
key: abooto_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booto_1
cf: burcad
de: type of butter
hm: 1
lx: booto
pd: (/da)
ps: n6-f
key: booto_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abooto_1
bw: abkoow {C & S}
de: grandmother; great grandmother
hm: 1
lx: abooto
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: ayeeyo, macooyo
key: abooto_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
booto
m.dh Faan iyo hanjabaad been ah oo cid lagu cabsi gelinayo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
Booto
pr. n., [feminine] Boto
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
booto
f. n. type of butter
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
booto
-bootada: (n) intimidation (in timi dhey shin); threatening ~ hanjabaad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
booto
-da: (magac, dhedig, keli) turubka, gaar ahaanna falaaska, qof warqad yer isagoo haysta, isku dayaya inuu ciyaartoyda dareensiiyo inuu turub khatar qarsanayo, si ay la tartankiisa isaga maagaan.
booto-da: (magac, dhedig, keli) caanaha marka xoog loo lulo, burcad jilicsan oo ay dhalaan. Haantii way booto baxday. Dh: dhalato.
booto-da: (magac, dhedig, keli) labo qof marka ay is dirirayaan hanjabaadda iyo hadallada kulkulul ee dhexmara. Dh: goolaaftan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boob_2
de: robbery; kidnapping; rustling
hm: 2
lx: boob
pd: (-ka)
ps: vn2-m
key: boob_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booc_2
bw: \de
de: bush sp. with milky sap,
hm: 2
lx: booc
pd: (-da)
ps: n2-f
sc: Calotropis procera
key: booc_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bood_2
cf: boosay
de: beige ~ dirty white color (of a horse), tan
hm: 2
lx: bood
pd: (-ka)
ps: n0-m
key: bood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boog_2
de: ulcer, wound
hm: 2
lx: boog
pd: (-ta)
ps: n1-f
key: boog_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
boos_2
de: property, owned ~ assigned land
hm: 2
lx: boos
pd: (-ka)
ps: n4-m
key: boos_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oogo_2
de: highlands, upland area of northeast Somalia
hm: 2
lx: oogo
pd: (/da)
ps: n0-f-loc
key: oogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booli_2
de: rob, plunder, loot; appropriate
hm: 2
lx: booli
pd: (booliyay / booliday)
ps: v1=tr
key: booli_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bowdo_2
de: thigh
hm: 2
lx: bowdo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: bowdo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doogo_2
de: reopen, become painful (of an old wound)
hm: 2
lx: doogo
pd: (doogtay)
ps: v3b=
key: doogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooro_2
de: chicken, hen
hm: 2
lx: dooro
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: digaag {S}
key: dooro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dooyo_2
de: grass sp.
hm: 2
lx: dooyo
pd: (/da)
ps: n6-f-gen
key: dooyo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gooso_2
de: decide, make up one's mind
hm: 2
lx: gooso
pd: (goostay)
ps: v3b=
xe: I havent made up my mind yet.
xv: Weli maan goosanin.
key: gooso_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hooyo_2
a: hoyo (2)
de: come ~ go home at the end of the day
hm: 2
lx: hooyo
pd: (hooyday)
ps: v3b=
key: hooyo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qooro_2
a: qooratee
de: get in front of a running person and cut him off
hm: 2
lx: qooro
pd: (qoortay)
ps: v3b=tr
key: qooro_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
toogo_2
de: shoot, execute by shooting
hm: 2
initial: t
lx: toogo
nt: toogad (ka) [vn-m], toogasho (/da) [vn-f]
pd: (toogtay)
ps: v3b=tr
key: toogo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Bootaan_2
de: Bootan
hm: 2
lx: Bootaan
ps: name-m
key: Bootaan_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
goosato_2
de: secessionists
hm: 2
lx: goosato
pd: (/da)
ps: n-f-col
key: goosato_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-tooyo_2
de: -hood, -ship, -liness, -cy Forms a stative abstract noun indicating state or condition
hm: 2
lx: -tooyo
ps: n6-f-suf
xe: presidency
xv: madaxtooyo
key: -tooyo_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bootoole
m.l (-tayaal, m.l/dh) Qof faan iyo hanjabaad badan. la-mid: bootaale.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bootoole
m.l (-tayaal, m.l/dh) Qof faan iyo hanjabaad badan. la-mid: bootaale.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
borotoon
m.l (-nno, m.dh) (kiimika) Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu'eedyo laga helo dhammaan bu'leyda.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
borotoon
m.l (-nno, m.dh) (kiim.) Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu'eedyo laga helo dhammaan bu'leyda.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Borotoon
Proton
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
borotoon
m. n. proton
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
borotoon
-ka: (n) [Physics] proton (parotoon)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
borotoon
de: proton {Eng}
lx: borotoon
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: borotoon
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhoobo_2
de: pile up; come in great numbers
hm: 2
lx: dhoobo
pd: (dhoobtay)
ps: v3b=
key: dhoobo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
doobbo_2
a: doob
de: froth from the mouth of a male camel
hm: 2
lx: doobbo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: doobbo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hoobso_2
de: share out the milk while milking ~ when selling milk (in order to make room for more)
hm: 2
lx: hoobso
pd: (hoobsaday)
ps: v3a=
key: hoobso_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qobtol_2
de: sew together in layers
hm: 2
lx: qobtol
pd: (qobtolay)
ps: v1=tr
key: qobtol_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tortor_2
de: spoil, putrify, decompose, become rotten
hm: 2
initial: t
lx: tortor
pd: (tortoray)
ps: v1=inch
key: tortor_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xortol_2
de: seam, sew a seam
hm: 2
initial: x
lx: xortol
pd: (xortolay)
ps: v1=tr
key: xortol_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
nootaayo_2
de: notary office, public registry {It}
hm: 2
lx: nootaayo
pd: (/da)
ps: n6-f
key: nootaayo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
xoogsato_2
de: work-force, workers, proletariat
hm: 2
initial: x
lx: xoogsato
pd: (/da)
ps: n-f-col
syn: barolitaariyad
key: xoogsato_2
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
boot
/buut/ (n) 1. kabaha buudka ah (ee dusha ka qafilan)(v) 2. shaqo ka fanishid (shaqo ka cayrin)(n) 3. gaariga gadaashiisa (wax lugu rarto)(v) 4. laadid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
boot
/buut/ (n) 1. koby, kopy buud eh. (v) 2. kompiyuutar daarow amy shithow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
boot
n., kab, -ti.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oo_2
de: which, that; who; while Head of a relative or subordinate clause
hm: 2
lx: oo
ps: conj
key: oo_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-to_2
de: you do not / she does not (X)
hm: 2
lx: -to
ps: v1-2sg/3f-neg-prhb
xe: Nobody is in.
xv: =-tid
key: -to_2
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
BOOCO
(Bo'o) All. Som. Calotropis procera (Ait) Ait.F. Asclepiadaceae.
C,S Ricimus communis L. Euphorbiaceae.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
boojo
-da: (magac, dhedig, keli) biro ama cinjir miisaan culus oo sida gucista u samaysan oo malmalaasan, laguna ciyaaro oo iyaka la isku tookto, lagu dheelo. Boojo ciyaarka iyo soojeedkuu odaygii bartay. Dh: buul.
boojo: -da: (magac, dhedig, keli) xoolo aan wax laga qaata lahayn oo weyd ah. Hufane halkanuu boojadii mariyey. Dh: booji.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
boolo
m.dh Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. la-mid: boolayn.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
boolo
-boolada: (n) trumps (taraampis)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
boolo
-da: (magac, dhedig, keli) hadal faan iyo iska dheh ah.
boolo-da: (magac, dhedig, keli) ku wareejinta qaybinta turubka tartamaha laga tiro roonaaday. Boolo turub ma aan baran taniyo yaridiiye.
boolo-da: (magac, dhedig, keli) lacag hore oo ka socon jirtay Geeska Afrika. Dh: bawlad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
booqo
f.g3 (-qday, -qatay) Cid, meel, waddan si xaaladdeeda loo ogaado aadid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
booqo
f.g3 (-qday, -qatay) Cid, meel, waddan si xaaladdeeda loo ogaado aadid. m.f.dh, booqasho.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
booqo
v. visit, pay a visit
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
booqo
-booqay/booqatay: (v) visit (viiz-it); go visiting
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
booqo
(fal) ruux aad kala maqnaydeen ama kala raagteen ugu tag, gurigiisa ama meesha uu joogo imo, dal ama gobol safar booqasha ah ku tag oo ujeeddo gaar ah laga leeyahay. Dh: siyaaro, bariidi.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booqo
de: visit, pay a visit
lx: booqo
pd: (booqday)
ps: v3b=
xe: Come and visit us whenever you want.
xv: Na soo booqda markaad doontaan!
key: booqo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
booso
m.dh (-ooyn, m.l) Goroyada dheddig, goroyacawl.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
booso
f. n. female ostrich
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
booso
-da: (magac, dhedig, keli) gorayada teeda dhedig. Goray iyo hooso wada socda ayaan Baadho ku arkay. Dh: gorayo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booso
de: female ostrich
lx: booso
pd: (/da)
ps: n6-f
syn: goroyacawl, haldhurre
key: booso
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
booth
/buuth/ (n) 1. balbalo ama teendho yar oo bocsharo lugu gado ama ciyaaro lugu daawado (badanaa suug weyn u dhow)(n) 2. meel hal gof geli karo oo teleefoon laga dirsado. e.g. I am calling from a telephone booth.(n) 3. fadhiga baararka ee miiska dheer iyo kursiga dheer leh (00 kala xirxiran).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
booti
f.g2 (-iyay, -isay) 1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. la-mid: boodsii.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
booti
f.g2 (-iyay, -isay) 1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. m.dh, bootin. la-mid: boodsii.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
booti
v. cause to jump; bounce something
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
booti
-yey say: (n) making something or someone jump
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
booti
(fal) wax boodsii oo meel sare gaarsii. Booti buugga oo bannaanka ku tuur
booti: (fal) arday dulmaray ardaydii kale fasalkiisa ka boodsii oo meel kore gaadhsii.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
booti
de: cause to jump; bounce s.t. rw: bood
lx: booti
pd: (bootiyey)
ps: v2a=tr
key: booti
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
booty
/buuti/ (n) booli (xoolo dhac/tuugo ah)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
booty
/buuti/ (n) maal booly eh (maal boob i tuughynymy lyky sheeny).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
booty
n., (plunder) boob, -ki, booli, -gi.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
botor
-ka: (magac, lab, keli) ciyaar lugaha dhulka lagu dhufdhufto ama lagu garaaco. Berniyeey ina abtaay kaaley botor ila ciyaar.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hoo_2
de: Here, take (it)!
hm: 2
lx: hoo
ps: intj
key: hoo_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hooto
(Hoota-da)
1. Waran yar; eebo.
2. Baaqimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hooto
m.dh (-ooyin, m.l) 1. Waran oo lagu dagaallamo; eebo. 2. Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hooto
f. n. small spear
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
hooto
-hootada: (n) spear (ispiiyer) ~ waran, eebo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hooto
-da: (magac, dhedig, keli) neef caano yar laga liso oo aan ayro ahayn. Dh: gabno. Li: ayro.
hooto-da: (magac, dhedig, keli) waran yar oo ragu ku dagaalamo. Dh: eebo.
hooto-da: (magac, dhedig, keli) daruur yar oo biyo xoog ah shubta. Dh: daruur.
hooto -da: (magac, dhedig, keli) hal madi ah oo hadhuubka raacda oo ku caatowda.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hooto
cf: eebo
de: small spear
lx: hooto
pd: (/da)
ps: n6-f
key: hooto
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
loo_2
de: employer
hm: 2
lx: loo
pd: \pd-shaqeeye
ps: n7-m
key: loo_2
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
looto
-da: (magac, dhedig, keli) gacan sidii seef ay tahay qof loogu dhufto.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
mooto
m.dh (-ooyin, m.l) Gaadiid laba lugood, matoor iyo laba meelood oo la qabsado leh oo la fuulo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
mooto
m.dh (-ooyin, m.l) Gaadiid laba lugood, matoor iyo laba meelood oo la qabsado leh oo la fuulo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
mooto
f. n. motorcycle, scooter
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
mooto
-mootada: (n) motorcycle (moo'tar saaykal); motorbike (moo'tar baayk)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
mooto
-da: (magac, dhedig, keli) gaadiid yaryar oo inta badan laba shaag oo keliya leh oo baaskiillada ka waawayn mooteer iyo taangi gaaasna leh oo qof ama laba qof lagu fuulo. Dh: dhugdhuglay, mootoo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mooto
de: motorcycle, scooter {It}
lx: mooto
pd: (/da)
ps: n6-f
key: mooto
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ood_2
de: enclose with a brushwood fence
hm: 2
lx: ood
pd: (ooday)
ps: v1=
key: ood_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oof_2
de: vulnerable part (of person ~ army)
hm: 2
lx: oof
pd: (-ta)
ps: n-f
key: oof_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oog_2
de: drive, urge on
hm: 2
lx: oog
pd: (oogay)
ps: v1=
key: oog_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ool_2
de: be (in a place)
hm: 2
lx: ool
ps: v4c-imp-sg
key: ool_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
oon_2
de: which I ...; and I ... = oo 'and' + aan 'I'
hm: 2
lx: oon
ps: conj + vpro
key: oon_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ooy_2
de: cry, weep {S}
hm: 2
lx: ooy
pd: (ooyey / ooysey)
ps: v2a=intr
key: ooy_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-ato_2
de: may you / may she do (X)!; let her do (X)!
hm: 2
lx: -ato
ps: v3-2sg/3f-opt
xe: May she build a house for herself!
xv: Guri ha dhisato!
key: -ato_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-goo_2
a: =-koo
de: that, those (far away)
hm: 2
lx: -goo
ps: deic-m-suf
key: -goo_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Abooto
(Aboota-da)
1. Hooyada hooyadeed ama aabbaha hooyadii; Mocooyo; Ayeeyo.
2. Fil weyn.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abooto
m.dh (-ooyin, m.l) Hooyada hooyadeed ama aabaha hooyadii; ayeeyo, macooyo.