ereyga

booliquutanimo

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

booliquutanimo

DHAN

-da: (magac, dhedig, keli) xaaraan quute ahaan. Dh: xaaraanyahannimo.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

booliquudasho

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) xaaraan la cuno, booli la quuto. Booliquudasho bakayle aan qashaa ii barako roonayday.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

booldhannimo

DHAFANDHAAF

m.dh Booldhe ahaansho.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

sharmuutanimo

DHAFANDHAAF

-sharmuutanimada: (n) prostitution (poros-ti-tuushin); adultery (a-dhal-teri) ~ sharmuuteysi, dhillannimo

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

baagamuuddanimo

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) shaqo, iyo merehrad waayitaan.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

biidhiqaatenimo

DHAFANDHAAF

-da: (magac, dhedig, keli) qof biidhiqaate ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

xoolo-ogaalnimo

DHAFANDHAAF

m.dh la-mid: xoolo-ogaannimo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

xoolo-ogaannimo

DHAFANDHAAF

m.dh Xoolo-ogaa ahaansho (qof). la-mid: xoolo-ogaalnimo.

waa la naqliyay ✓