birth rate
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Birth Rate
Keerka dhasha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
birthrate
/berthreyt/ (n) tirada dhalashada (inta gof ee dhalata).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
birth date
(n) the day of one's birth.
taariikhda dhalashada
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
birth mark
(n) a mole or blemish present on the body from birth.
bar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
death rate
/dheethreyt/ (n) tirada dhimashada.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Death Rate
Heerka geerida
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
birth canal
(n) the canal through which the baby passes in birth.
ilmo mareenka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nitrate
/naytreyt/ (n) kiimiko loo adeegsado bacrinta beeraha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
nitrate
nitrate, n.m. - Kiimiko: Nitrat: NO₃⁻. Maaddo kiimiko ah oo loo isticmaalo mararka qaarkood xoojinta dhulka la abuurto si abuurku u bato.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
arthrite
arthrite, n.f. - Cudur ku dhaca Xaglada.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
birtaawe
m.l la-mid: birdaawe.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
birtaawe
-ha: (magac, lab, keli) birta daawaha ee taayirku uu ku jiro. Birtaawe ayuu gaaddhigu ku socday.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
birthday
/berthdhey/ (n) 1. maalinta qof iwm uu dhasho 2. sannad-guuro
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
birthday
/biirthdey/ (n) geedhalyshy (yoongky ly husaw qofky dhalyshythiis).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
birthmak
/biirthmaark/ (n) bar (summud qofky ky dhalythy).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cut rate
/katreyt/ (adj) xaraash ah (qiime jaban lugu gadayo).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Birma ahe
Non-metal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
birthmark
/berthmark/ (n) calaamad gofku ku dhasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flat rate
/flaat-reyt/ (n) sicir-go'an, qiima-go'an oo aan marna is-bedelin. e.g. Eat all you can, and pay a flat rate of nine dollars.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
integrate
/intagreyt/integration;(adj) 1. isku-darid; midayn (isu keenid ama isku dhajin). e.g. The two regional bus systems were integrated. 2. is-dhexgalid (laba qolo ama laba ummadood oo is-dhexgala xaga dhaqanka, diinta, afka iwm). e.g. They have been in this country for ten years but have never really integrated.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
first-rate
/ferest reyt/ (adj) heer-sare, aad u-fiican
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Vertebrate
Laf dhabarlay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vertebrate
/vertabrit/ (adj) (n) laf-dhabarleey (xayawaanka laf-dhabarta leh sida naasleyda, shimbiraha, iwm).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
birth defect
(n) any of numerous problems found with a baby at birth
ilma lagu arkay dhibaatooyin badan marku dhashay
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
biidhiqaate
-ha: (magac, lab, keli) qof aan ka xishoon inuu sedquursi qaato; marka qofku ciddi uu wax u qabtaba ku xidho inuu lacag ka qaato. Biidhiqaate balaayaa dirsata. Dh: laaluushqaate, gubbaqaate.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Bitter lake
Haro qadhaadh
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Earth quake
Dhul gariir
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
furtherance
/fertherans/ (n) hurumarin, sii-wadis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
birth control
/berth kontorol/ (n) dhalmo-celin (dhalmo-joojin)
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Birth Control
Koobid korinta dadka, agaasinka
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
BIXIN RAAGTEY
Pagamento ritardato
Delayed payment

Bixin raagtey
Pagamento ritardato
Delayed payment