binu'aadminimo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
binu'aadminimo
-da: (magao, dhedig, keli) bashar ahaan.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bini-aadninimo
-bini-aadninimada: (n) humanity (hiyuu-maaneti); humane (hiyuu meeyn) ~ ibni-aadanimo
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bani'aadannimo
-da: (magac, dhedig, keli) dad ahaan; beni'aadan ahaan. Waxba ninkaa iskuma nihine banii'aadannimo ayuu ii gacan qabatay. banii'aadannimo -da: (magac, dhedig, keli) naxariis iyo dabacsanaan aan qolo iyo dan kale ku xidhnayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
benii'aadannimo
-da: (magac, dhedig, keli) eeg bani'aadannimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
binii-aadannimo
m.dh la-mid: banii-aadannimo.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
banii-aadinimo
-banii-aadinimada: (n) humanity (hayuumaaniti); the human race
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
banii-aadannimo
m.dh Banii-aadan ahaansho. la-mid: benii-aadannimo, binii-aadannimo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
banii-aadannimo
m.dh Banii-aadan ahaansho. la-mid: benii-aadannimo, binii-aadannimo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
banii-aadannimo
f. n., [abstract] (adj.): humanity, being human; humane
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
benii-aadannimo
m.dh la-mid: banii-aadannimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dimuqraadinnimo
m.dh la-mid: dimoqraadinnimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dimuqraadinnimo
-da: (magac, dhedig, keli) dal, habdhaqanka shacabku iskii isku xukumo ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
baaddilnimo
m.dh Baaddil ahaansho.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
baaddilnimo
-da: (magac, dhedig, keli) wax qaldan ahaan; wax aan sharci ku salaysnayn ahaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
binii'aadmi
-ga: (magac, lab, keli) aadamaha dhammaantii.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
faraadinimo
-da: (magac, dhedig, keli) aqoonta lafakabidda.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
cilmaaninimo
-cilmaaninimada: (n) secularism (seki-lariisim)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
lillaahinimo
-da: (magac, dhedig, keli) daacadnimo Alle cabsidii ku dheehan tahay.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dimoqraadinimo
f. n., [abstract] democracy, state of being democratic
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dimoqraadinimo
de: democracy, state of being democratic
lx: dimoqraadinimo
pd: (/da)
ps: n6-f-abs
key: dimoqraadinimo
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dimoqraadinnimo
m.dh Dimoqraaddi ahaansho (qof). la-mid: dimuqraadinnimo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dimoqraadinnimo
-da: (magac, dhedig, keli) habdhaqanka shacabku iskii isku xukumo ahaan.