biennial
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Biennial
Laba sanaale
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
biènnio
s.m. - waqtiga u dhexeeya laba sano.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
biennale
agg. - laba sanaale.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Perennial
Gu'yaal jire
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
perennial
/pereniyal/ (adj) 1. wax aan dhammaanayn (si joogta ah u dhaca) 2. geed labo sano jir ka weyn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bennid
(fal) eeg benned.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
denial
/dhinayal/ (n) diidis, inkiraad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
denial
n., (negation, refusal) dafiraad, -di, diidniin, -ti; self-denial, is necbaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
genial
/jiinyal/ (adj) 1. farxaan ah oo beer-nugul (adj) 2. cimilo fiican, oo noolaha u-roon.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
génial
génial, adj. - wanaag leh; cagli badan leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
menial
/miini al/ (adj) shaqo heer hoose ah (liidata oo aan muhim ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bestial
/bes-shal/ (adj) dabeecad axmaqnimo ah (xayawaanimo ah); fal aad u xun.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Biaxial
Laba dhidibeed
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Binomial
Labotibix
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
triennal
triennal, adj. - saddex sano socda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
centennial
/senteniyal/ (n) sannad-guurada boqlaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bidingaal
-ka: (magac, lab, keli) jaad ka mid ah khudradda suugada laga sameeyo gaar ahaan ta kalluunka lagu darsado. Bidingaal sooska nooga samee. Dh: bidingaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
bien-aimé
bien-aimé, adj. - Qofka ama shayga si aad ah loo jecel yahay ama qof u jecel-yahay. Qaali; la jecelyahay; ku dheer (jacayl).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bilingual
/baylinguwal/ (adj) 1. laba luqadood isku si ugu hadla. 2. laba lugo ku qoran.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bilingual
/baaylinguwal/ (adj) sy feyly lammy af ing ky baarrymaw waany ing abtughaw.
Ereybixinta Qalabka Farsamada Gacanta - Maxamuud Iimaan Aadan [1975]
Birnugayl
Wixii bir jilicsan kasoo jeeda sida jaandiga, maarta, rasaasta iwm.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
bronchial
(adj) pertaining to one or more bronchi.
ku saabsan lamaaha hawado marto
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
essential
/esanshal/ (adj) aasaasi, daruuri.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
financial
/faynanshal/ (adj) maaliyadeed, maaliyad la-xirriira
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
identical
/aydhentikal/ (adj) isku mid (wax meel kasta isaga eg). e.g. They are identical twins.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
potential
/patenshal/ (adj) imaan kara (suurto gal noqon karo; ixtimaal fiican leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
residential
/resadhenshal/ (adj) dhul degaan (xaafad degaan).