band width
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Band Width
Ballac liid
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ballac liid
Band Width
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
badxidh
-ka: (magac, lab, keli) xilliyadaa badda hirarkeedu kacsan yihiin ee aan la mari karin, Qaaliyawga maciishada badxidhkaa sabab u ah. Dh: badxir. Li: badfur.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
bandito
s.m. burcad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
badhiidh
magac loo baxsho wiilka dhashay isaga oo ay timihiisa ama yixdiisu yartahay. Dh: bidhiidh.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
banjiidh
magac loo baxsho wiil dhashay reerka oo ban guuraya ama wiil dhashay isaga oo aanay hooyadii wax fool ah dareemin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sandwich
/saanduwij/ (n) rooti cunto la dhex gashey (sida rooti-hilib, rooti-xalwo iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sandwich
sandwich, n.m. - rooti hilib la dhex geliyey
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
baldhiidh
(tilmaame) deegaan barwaaqo ah. Buurta Dhay waa baldhiidh. Dh: cosob. Li: abaar.
baldhiidh: (tilmaame) wax aad u badan oo si fudud lagu heli karo. Caanihii way jabeen oo waa baldhiidh. Dh: ceeryoon, ceegaag. Li: naadir.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bear with
/beer with/ (v) dulqaad yeelasho (adkaysasho) e.g. Could you bear with me a minute?
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
saddle with
/saadhal with/ (v) mas'uuliyad ama hawl madaxa u surid (siiba dhib badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tangle with
/taangal with/ (v) la murmid (la dagaalid).