backstroke
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backstroke
/baakistrok/ (n) jeega-jeego u dabaalasho (gadaal-gadaal u dabaalasho); jeega-jeegayn. e.g. I am learning to do the backstroke in my swimming class.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
backstroke
/baakistrok/ (n) rereed ing dabaalyshy, eret-eret ing dabaalyshy.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backstage
/baakisteyj/ (n) qolka ama halka masraxa gadaashiisa ah ee laysku diyaariyo. e.g. After the concert, she went backstage.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
backstage
/baakisteyj/ (n) qolky tiyaatarky oo lahasky malliyaw (darbiyaw).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backstreet
/baakistriit/ (adj) 1. wax ama dhaqdhaqaaq si qarsoodi ah ama laab-laab ah loo sameeyo (fuliyo). e.g. backstreet drug selling (adj) 2. guryaha ama xaafadaha meelaha geeska ah ku yaal (aan wadooyinka waaweyn u dhawayn). e.g. backstreet neighborhood.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
heat stroke
(n) a severe illness caused by exposure to excessively high temperatures and characterized by severe headache, high fever, with a dry hot skin, and in serious cases collapse and coma.
jirro uu keeno kulaylka badan, waxaa lagu garan karaa madax xanuun, xumad ama qandho sarraysa, maqaarka oo kululaada qalalana iyo miyir beelid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
breast stroke
/bareesti-istarook/ (n) dabaal joogleyn (dabaasha ayadoo la dhabbacan yahay gacmaha iyo lugaha laga dabaasho).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
bastóne
s.m. ul.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Backbone
Laf dhabar
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
backbone
(n) the vertebrate spine or spinal column; the major support of the back in a human.
laf dhabar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backbone
/baak boon/ (n) 1. laf-dhabarta (lafta lafaha dhabarka u dhaxaysa) (n) 2. wax muhiim ah ama lagama maarmaan ah. e.g. Young generations are the backbone of a nation.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
backbone
/baakboon/ (n) laf-eret.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
backbone
n., laf dhabar, -ti, -ka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backfire
/baakfaayar/backfires, backfiring, backfired;(v) 1. arin sidii loo rabay aan nogon (khaldantay). e.g. This plan backfired. (v) 2. baabuur dab ka sii daaya gadaal (cod qarax oo kale ah sii daaya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backside
/baaksaydh/backsides; (n) salka ama badhida qgofku ku fadhiisto. (dabada)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
backside
/baaksaayd/ (n) biriithy qofky (salky).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
backside
n., dabo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lacustre
lacustre, adj. - Xoolo ama dhir ku nool agagaarka haro ama lagaha macaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
back zone
weegaarka dambe
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
backslide
v.tr., (in religion) diinta jaxad, kafar, tarak.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sunstroke
(n) heat stroke caused by exposure to the sun and characterized by a rise in temperature, uncontrollable movement, and coma.
miyir beel ay keento kulayka cadceedo sababto
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
catàstrofe
s.f. - hoog, belo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
catastrophe
/kataastarafi/ (n) masiibo kadis ah.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
catastrophe
/kataastarafi/ (n) masiiby (dhib wiing oo kethis ky kooyi). The earthquake was the worst catastrophe of the year.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
catastrophe
catastrophe, n.f. - Masiibo lama filaan ah oo kedis ah;