bacaac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bacaac_1
de: bleating, sound of sheep ~ goat; [fig] nonsense talk
hm: 1
lx: bacaac
pd: (-da)
ps: n-f
key: bacaac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bacaac_2
de: stupid person
hm: 2
lx: bacaac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: bacaac_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bacaac
m.dh 1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bacaac
f. n. bleating, sound of sheep ~ goat; nonsense talk
bacaac m. n. stupid person
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bacaac
ereycodeed lagu tilmaansado cida idaha. Bacaac badanaa laxdu! Dh: macaac.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
babac_1
de: slope; diagonal; crossing
hm: 1
lx: babac
pd: (-a ~ -da)
ps: n0-m/f
key: babac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baayac_1
de: bargain, trade, haggle, ask for a given price
hm: 1
lx: baayac
pd: (baayacay)
ps: v1=
key: baayac_1
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bacaacle
-ha: (magac, lab, keli) qof aan caqli badan lahayn. Bacaacle bah uma taliyo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bakaal_1
de: cataract of the eye
hm: 1
lx: bakaal
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: bakaal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baraar_1
cf: nayl
de: lamb, young sheep
hm: 1
lx: baraar
pd: (-ka)
ps: n1-m; n5-m
key: baraar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
basaas_1
de: spy
hm: 1
lx: basaas
pd: (basaasay)
ps: v1=
key: basaas_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
macaan_1
de: sweet, delicious
hm: 1
lx: macaan
pd: (macaanaa Pl: macmacaan)
ps: adj
key: macaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
nacnac_1
a: nanac
de: sweets, candy
hm: 1
lx: nacnac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: nacnac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
walaac_1
de: concern, preoccupation, anxiety, worry, nervousness; indecision; [ext.] waffle, rambling talk
hm: 1
initial: w
lx: walaac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: walaac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abaqaal_1
de: transplant, resettle
hm: 1
lx: abaqaal
pd: (abaqaalay)
ps: v1=
key: abaqaal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bannaan_1
de: clearing, plain, field; out of doors, outside See also: madax bannaan
hm: 1
lx: bannaan
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: bannaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barbaar_1
de: become adult, become mature; prosper
hm: 1
lx: barbaar
pd: (barbaaray)
ps: v1=
key: barbaar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bayaxaw_1
de: bringer of good fortune
hm: 1
lx: bayaxaw
pd: (-da)
ps: n2a-f
key: bayaxaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dhacaan_1
a: dheecaan
de: liquid, fluid, moisture; sap; [ext.] serum
hm: 1
lx: dhacaan
pd: (-ka)
ps: n2c-m-col
key: dhacaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
haraaci_1
a: hiraaci
de: wrinkle, curl; ruffle; form waves on (water ~ grass)
hm: 1
lx: haraaci
pd: (haraaciyey)
ps: v2a=tr
key: haraaci_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
macaash_1
bw: Arabic
de: gain, profit; income; pension
hm: 1
lx: macaash
pd: (-ka)
ps: n2a-m
syn: faa'iido, ribix
key: macaash_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shucaac_1
bw: Arabic
de: sunlight, sun rays; [ext.] radiation, radioactivity
hm: 1
initial: s
lx: shucaac
pd: (-a)
ps: n2a-m-mass
key: shucaac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barkadhac_1
a: barkindhac
de: stiff neck
hm: 1
lx: barkadhac
pd: (-a)
ps: n2a-m-cmp
key: barkadhac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bac_1
de: sound of a slap ~ smack
hm: 1
lx: bac
pd: (-da)
ps: n-f
key: bac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
adaa_1
de: It is you who ... = adiga + baa
hm: 1
lx: adaa
ps: pro-red-2sg + focus
key: adaa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ayaa_1
a: baa
de: [FOCUS MARKER]
hm: 1
lx: ayaa
ps: class
key: ayaa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baad_1
a: ayaad
de: you + [FOCUS] = baa + aad ~ aydin
hm: 1
lx: baad
ps: focus + vpro
key: baad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baah_1
de: spread out, expand
hm: 1
lx: baah
pd: (baahay)
ps: v1=intr
key: baah_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baal_1
de: wing, feather; [ext.] leaf; page
hm: 1
lx: baal
pd: (-ka Pl: baalal)
ps: n4-m
key: baal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baan_1
a: ayaan
de: I + [FOCUS] = baa + aan
hm: 1
lx: baan
ps: focus + vpro
key: baan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baar_1
a: baadh
de: examine, inspect, investigate, analyze; search
hm: 1
lx: baar
pd: (baaray)
ps: v1=
key: baar_1
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bacaad
(Bacaad-ka)
Ciid badan oo ruubad ah: ruub.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bacaad
m.l Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
bacaad
m.l Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Bacaad
Dune
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
bacaad
m. n., (mass n.): sand; types of sands
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
bacaad
-ka: (n) dune (duune); sand dune; soft sand ~ bacad, cammuud
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bacaad
-ka: (magac, lab, keli) ciid badan, tuulan oo bus iyo jariir ah. Dh: bataax, burciid, niis.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bacaad
de: sand; [pl] types of sands
lx: bacaad
pd: (-ka)
ps: n2a-m-mass
key: bacaad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bacbac
(ereycodeed) lagu tusmeeyo sanqadha ay sameeyaan sacabbada xoog la iskugu garaaco. Dh: dhacdhac.
bacbac: (tilmaame) neef ama ilmo yar oo kobocsan Dh: babbac.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caad_1
de: cloud, clouds; mist, fog
hm: 1
lx: caad
pd: (-ka Pl: caadad (ka))
ps: n4-m-col
key: caad_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caag_1
de: hard plastic; object made of hard plastic
hm: 1
lx: caag
pd: (-ga Pl: caagag (ga))
ps: n4-m
key: caag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caal_1
cf: cashi
de: disease of cattle
hm: 1
lx: caal
pd: (-ka)
ps: n0-m-col
key: caal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
caar_1
de: camel's penis
hm: 1
lx: caar
pd: (-ka Pl: caarar (ka))
ps: n4-m
key: caar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laac_1
de: reach out (for); hold out one's hand
hm: 1
lx: laac
pd: (laacay / laacday)
ps: v1=
key: laac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
qaac_1
a: qiic ~ qiiq
de: smoke
hm: 1
lx: qaac
pd: (-a)
ps: n2a-m-mass
key: qaac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ahaan_1
de: to be Used with auxiliary verbs
hm: 1
lx: ahaan
ps: v5a-inf
xe: If he hadnt been drunk, he wouldn't have been a prisoner.
xv: Haddaanu sakhraamin, maxbuus muu ahaan lahayn.
key: ahaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
anfac_1
de: usefulness; [fig.] nutrients found in food
hm: 1
lx: anfac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: anfac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aqaan_1
de: I know
hm: 1
lx: aqaan
pd: (aqaannaa)
ps: v4d-1sg-prhb
key: aqaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
asaas_1
bw: Arabic
de: foundation (of house); basis, base; cause, motive, ground
hm: 1
lx: asaas
pd: (-ka)
ps: n2a-m
key: asaas_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
awaal_1
de: guess, think, expect, assume
hm: 1
lx: awaal
pd: (awaalay)
ps: v1=
key: awaal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ayaan_1
de: I + [FOCUS] = ayaa + aan
hm: 1
lx: ayaan
ps: focus + vpro
xe: I want this one.
xv: baan
key: ayaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baahi_1
de: hunger; need; demand (for s.t.)
hm: 1
lx: baahi
pd: (-da)
ps: n1-f-col, n2-f
key: baahi_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baaho_1
de: be hungry, be in need; need, want
hm: 1
lx: baaho
pd: (baahday)
ps: v3b=
xe: You will need it.
xv: Waad u baahan doontaa.
key: baaho_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baaqe_1
de: signaller, signalman
hm: 1
lx: baaqe
pd: (/ha)
ps: n7-m
key: baaqe_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baari_1
de: pressure, force, stress; bid at an auction
hm: 1
lx: baari
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: baari_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baaro_1
de: inspect, search, examine for oneself
hm: 1
lx: baaro
pd: (baartay)
ps: v3b=
key: baaro_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
babac_2
de: place face down beside s.t., put across s.t. else
hm: 2
lx: babac
pd: (babcay)
ps: v1=
key: babac_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
badan_1
de: many, much, a lot (of), numerous
hm: 1
lx: badan
pd: (badnaa / badani)
ps: num-adj
key: badan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bahal_1
de: wild animal, beast; evil person
hm: 1
lx: bahal
pd: (-ka)
ps: n2-m, n1-m
xe: The man is inhumane.
xv: dugaag
key: bahal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
balag_1
de: amulet, magic pendant; love charm
hm: 1
lx: balag
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: balag_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
balaq_1
de: lean meat from a very thin animal; worthless piece of meat
hm: 1
lx: balaq
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: balaq_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
balaw_1
de: jump, hop, leap
hm: 1
lx: balaw
pd: (-da)
ps: vn-f
key: balaw_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barar_1
de: swell (up)
hm: 1
lx: barar
pd: (bararay)
ps: v1=intr
key: barar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
barax_1
de: mixture of milk and water
hm: 1
lx: barax
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: barax_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dacal_1
de: edge, corner, side; hem, bottom part of garments
hm: 1
lx: dacal
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: dacal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dacay_1
de: camel lead rope
hm: 1
lx: dacay
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: dacay_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
damac_1
bw: Arabic
de: desire, longing, ambition; intention
hm: 1
lx: damac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: damac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
dayac_1
a: layac
bw: Arabic
de: negligence, neglect
hm: 1
lx: dayac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: dayac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fajac_1
bw: Arabic
de: be amazed
hm: 1
lx: fajac
pd: (fajacay)
ps: v1=
key: fajac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
gacan_1
de: hand, arm; [ext.] radius {mathematics}
hm: 1
lx: gacan
pd: (-ta Pl: gacmo (/ha))
ps: n3-f
xe: Put your hands up!
xv: Gacmaha madaxa saar!
key: gacan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
galac_1
de: small amount of liquid on a surface (discernible from its glimmer or shine)
hm: 1
lx: galac
pd: (-a)
ps: n-m
key: galac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ganac_1
de: pancreas
hm: 1
lx: ganac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: ganac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
habac_1
de: stagnant water at the bottom of a well, dregs Opp: baxsiis
hm: 1
lx: habac
pd: (-da)
ps: n-f
key: habac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
halac_1
de: greedy man, person with a very large appetite
hm: 1
lx: halac
pd: (-a)
ps: n2a-m
key: halac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
lahaa_1
de: I / he had ~ owned s.t.
hm: 1
lx: lahaa
ps: v5b-1sg/3m-past
xe: I had something else to do.
xv: Shaqo kale baan lahaa.
key: lahaa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
magac_1
de: name; title; heading; honor, reputation; noun {grammar}
hm: 1
lx: magac
pd: (-a)
ps: n2a-m
xe: What is your name? ... Magacaygu waa Cabdi. 'My name is Abdi.
xv: Magacaa?
key: magac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
mayac_1
de: staleness, sourness, spoilage; [atr.] stale, spoiled, 'off'; [fig.] caprice, whim
hm: 1
lx: mayac
pd: (-a)
ps: n-m-abs
xe: spoiled milk
xv: manyac
key: mayac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sacaf_1
de: preserved dates, date marmalade ~ jelly paste
hm: 1
initial: s
lx: sacaf
pd: (-ka)
ps: n2a-m-mass
key: sacaf_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
sarac_1
de: groin
hm: 1
initial: s
lx: sarac
pd: (-da Pl: sarco (/ha))
ps: n3-f
key: sarac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
shaac_1
de: glare, bright ~ radiant light
hm: 1
initial: s
lx: shaac
pd: (-a)
ps: n0-m
key: shaac_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tacab_1
bw: Arabic
de: yield, profit, result of an effort, product, productivity; hard work
hm: 1
initial: t
lx: tacab
pd: (-ka)
ps: n2(a)-m
key: tacab_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
wacal_1
bw: wacel ~ wecel
de: bastard, illegitimate male child
hm: 1
initial: w
lx: wacal
pd: (-ka)
ps: n2-m
syn: garac, kisi
key: wacal_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Xagaa_1
cf: xilli {S & C}
de: cool season, the lesser dry season [June - September] Occurs between Gu' and Dayr (q.v.);
hm: 1
initial: x
lx: Xagaa
pd: (-ga)
ps: n2-m-time
key: Xagaa_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
yacay_1
de: dry grass ~ straw used as packing material
hm: 1
initial: y
lx: yacay
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: yacay_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-adaan_1
de: they do (X)
hm: 1
lx: -adaan
ps: v3a-3pl-prhb
xe: they buy
xv: iibsadaan
key: -adaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
-ataan_1
de: you all do (X)
hm: 1
lx: -ataan
ps: v3-2pl-prhb
xe: you take
xv: qaadataan
key: -ataan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aagaan_1
cf: buro, haan
de: lid ~ cover of a container (large ~ small)
hm: 1
lx: aagaan
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: aagaan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baarax_1
cf: bannaan
de: open space, plain, level ground; peaceful place
hm: 1
lx: baarax
pd: (-a)
ps: n2-m
key: baarax_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baayac_2
de: bargaining, haggling; trade
hm: 2
lx: baayac
pd: (-a)
ps: vn-m
key: baayac_2
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Bacaadle
(Bacaadla-ha)
Geddislaha kudhacda wax ku iibsada; warato.
Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Laatiin) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
BACBACLE
(Babale) N, C? Pavonia zeylanica Cav. Malvaceae.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
backache
(n) a pain or discomfort in the region of the back or spine.
madax xanuun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
backache
/baakeyj/ (n) dhabar-xanuun
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bakaal_2
de: strong person; [atr.] robust, muscular
hm: 2
lx: bakaal
pd: (-ka)
ps: n2-m
key: bakaal_2
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
Bakaal_3
bw: Bakool
de: Venus (the second planet), morning star
hm: 3
lx: Bakaal
pd: (-ka)
ps: n0-loc-m
syn: Sahra, Waxaraxir
key: Bakaal_3
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
balalo_1
cf: darmad, waabaayo
de: poisonous plants
hm: 1
lx: balalo
pd: (/da)
ps: n0-f-col
key: balalo_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ballan_1
de: arrange, agree on, settle on; set, fix, appoint (a date for a meeting)
hm: 1
lx: ballan
pd: (ballamay)
ps: v1=
key: ballan_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
bantar_1
de: thin ~ weak animal; very lean meat Usually in expression: caato bantar 'emaciated animal'
hm: 1
lx: bantar
nt: bantar (bantaray) [v1=inch]
pd: (-ka)
ps: n0-m
key: bantar_1
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
baraar_2
de: cattle sp. (with twisted horns and a wide face)
hm: 2
lx: baraar
pd: (-ta)
ps: n0-f-col
key: baraar_2