avowed
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
avowed
/avawdh/ (adj) 1. wax qof rumaysan yahay ama ku ad-adag yahay. e.g. He is an avowed black rights activist. 2. wax aad caddaysid ama shaaca ka qaadid.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
avow
v.tr., (confess) qaado, qiro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
avoid
/avooydh/avoids, avoiding, avoided; (v) ka hor-tag ama ka fogaansho in wax dhacaan. e.g. I drive carefully to avoid accidents.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
avoid
/avooyd/ (v) ku dhoorsythow, ku dheerathow, uskureebow (ingkirow). I took another road to avoid the highway traffic.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
avoid
v.tr., (keep away from) iska dhawr; he avoids me, waa iska kay dhawrayaa.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
awowe
-ha: (n) see [eeg] awoowe
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vowel
/vawal/ (n) shaqal (shaqalada alifbeetada, sida a, e, i, o, u).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
vowel
n., xaraf, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avouer
avouer, V. - aqoonsi; aqoonsasho; qirasho; ogoolaanshiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
avowal
/avowal/avowals; (n) si cad u qirasho (wax aad caddaysato).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
avowal
n., qir, -ti.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
advised
a.v., feeyig, fiican, herrib leh, miyirsan, miyir qab.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Avocado
Abokaado
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avorter
avorter, v. - Ilmo iska soorid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
crowded
/kraawdhid/ (adj) dad ka buuxo (buuq ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
widowed
/widhowdh/ (adj) carmalo ah (naag ninkeedii ka dhintay).