ereyga

avocat

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

avocat

DHAN
1

avocat, n.m. - abukaate

2

avocat conseiller juridique - garyaqaan.

3

avocat de la défense - qareen.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]

Qareen-ka

DHAABAN

1) juriste, 2) avocat.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

advocate

DHAFANDHAAF

/adhvakeyt/advocates, advocating, advocated; (v) 1. wax si cad aad u taageertid ama aad ku doodid in la sameeyo. e.g. Mandela advocates human rights. (v) 2. qareen, looyar.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Advocate

DHAFANDHAAF

Doode

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

advocate

DHAFANDHAAF

n., Maryam waa qof innaga aawadeen u hadasha, lit. Mary is a person who speaks in our interest, or Mary is our advocate; jannadi Ciisa Masiix baa innaga aawadeen u hadla, in heaven Jesus Christ is our advocate.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

avvocato

DHAFANDHAAF

s.m. qareen.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Avocado

DHAFANDHAAF

Abokaado

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

vocal

DHAFANDHAAF

/vookal/ (adj) 1. ee codeed (cod la xiriira) (adj) 2. hadal-badan, hadlaya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

vocal

DHAFANDHAAF

vocal, adj. - la xidhiidha hadalka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

avowal

DHAFANDHAAF

/avowal/avowals; (n) si cad u qirasho (wax aad caddaysato).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

avowal

DHAFANDHAAF

n., qir, -ti.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

allocate

DHAFANDHAAF

/aallakeyt/allocates, allocating, allocated, allocation; (v) u qoondayn, u qorshayn ama ugu tala gelid. e.g. This money was allocated for school expenses.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

allocate

DHAFANDHAAF

/aalokeyt/ (v) qiibiyow. The seats of the Somali parliament were allocated between the clans.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

acrobat

DHAFANDHAAF

/aakrabat/acrobats; (n) qofka dadka ku madadaaliya in uu sameeyo xarakaad aan la samayn karin. sida qaalmarogadka, bootinta iwm.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

acrobat

DHAFANDHAAF

/ekrobat/ (n) lang fufudud oo jineestiky kasaw.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

aromate

DHAFANDHAAF

aromate, n.m. - Xawaash; Walxaha raashinka iyo shaaha udgooneeya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

associate

DHAFANDHAAF

/assooshiyeyt/associates, associated, associating; (v) 1. isku xirid ama isu keenid laba qof ama laba shay. e.g. Christians associate giving presents with Christmas. 2. isku xirnaan ama isku koox (isu urur) noqosho. e.g. He is associated with a law firm. 3. rafiiq la noqosho (saaxiib ka dhigasho). e.g. Do not associate with bad boys. (adj) 4. xubin aan xuquuq buuxda lahayn. e.g. He is an associate member.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

associate

DHAFANDHAAF
1

n., jaal, -ki, mushrik, -gi.

2

associate with, v.tr., la dhawayso, (dhawaysta), la wacatan, (wacatama), la wacad qaado.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

évocateur

DHAFANDHAAF

évocateur, adj. - qofka arinta soo qaada

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

évocation

DHAFANDHAAF

évocation, n.f. - xusuusiin; soo noolayn wax tegay

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

evocative

DHAFANDHAAF

/ivaketiv/ (adj) xusuusta kicinaya. e.g. an evocative story.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

provocant

DHAFANDHAAF

provocant, adj. - xanaajiya

waa la naqliyay ✓