aviateur
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aviateur
aviateur, n.m. - Biloot; Cir-mareen;
de l'armée de l'air - ciidamada Cirka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
navigateur
navigateur, n.m. - Badmareen; qofka badmaaxa ah ee waayo-aragnimada u leh socdaalka badaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radiateur
radiateur, n.m. - taangiga biyaha ee baabuurta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amateur
/aamajar/ (n) 1. qofka ciyaar(isboorti) ama hawl kale hiwaayadahaan u qabta 2. gof barbarad ah(khibrad aan lahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
amateur
/aamajar/ (n) 1. qof barbartooy eh. 2. qof dheel (sports) amy wal kely baashaal ley ing qobithaw oo hoollis ing haayny.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évocateur
évocateur, adj. - qofka arinta soo qaada
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
imitateur
imitateur, n. - jile; qofka wax jila.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
médiateur
médiateur, adj. et n. - dhexdhexaadiye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
salvateur
salvateur, adj. - qofka wax badbaadiya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
violateur
violateur, n.m. - qof wax xaday.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
réalisateur
réalisateur, n.m. - qofka arin ama wax hirgaliya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vaccinateur
vaccinateur, adj. et n. - qofka wax talaala; dadka talaala.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
agiter
agiter, v. - Lulid; Ruxruxid; Dhaqdhaqaajin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
auteur
auteur, n.m. - Qoraa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avaler
avaler, v. - liqid; dhunjin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aviser
aviser, v. (prévenir) - Ogeysiin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éviter
éviter, V. - ka hortag; is hortaagid,
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
valeur
valeur, n.f. - qiimayn; qiime.
valeur d'échange - qiimaha isweydaarsiga.
valeur utilisée - qiime isticmaal.
système de valeurs - qaabka qiimaha.
forme étendue de valeur - qaabka qiimaha ee fidsan.
forme générale de valeur - qaabka qiimaha ee guud.
système stable de valeur - qaabka qiimaha isu dhiganka ah.
forme relative de valeur - qaabka qiimaha ee nisbiga ah.
système monétaire de valeur - qaabka qiimaha ee lacag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vapeur
vapeur, n.f. - uumi; qaac.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
viseur
viseur, n.m. - liishada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avorter
avorter, v. - Ilmo iska soorid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éditeur
éditeur, n.m. - qofka soo diyaariya ee isku soo dubbarida; soo saaridda buugaagta, filimada, wargeysyada iwm; soo sare.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
orateur
orateur, n.m. - qofka khudbeeya ama shir ka jeediya khudbad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vecteur
vecteur, n.m. - leeb.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vigueur
vigueur, n.f. - tamar; quwad; xoog; awood.
mettre en vigueur - xoog ku marin; ku khasbid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
auditeur
auditeur, n.m. - dhageyste
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aviation
/eyviyeyshan/ (n) cilmiga duuliyanimada iyo diyaarado samaynta. e.g. He is an expert in American aviation.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
aviation
/eyviyeeshan/ (n) ilmyghy baabuur-buubaghy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aviation
aviation, n.f. - Duulimaad
commerciale - Dayuuradaha baayac-mushtariga ama ganacsiga
militaire ( de l'armée de l'air) - Dayuuradaha ciidamada cirka
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aviatóre
s.m. - duuliye ama shaqaale diyaaradeed.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
créateur
créateur, n.m. - Abuure (eebe, Macbuudka); ka wax abuura.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
équateur
équateur, n.m. - badhaha dhulka (xariiq).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fixateur
fixateur, adj. - dhajiya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pointeur
pointeur, n.m. - qofka wax xaadiriya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sénateur
sénateur, n.m. - duq ama oday la doorto; xildhibaan ka ah golaha odayaalka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
visiteur
visiteur, n. - booqasho meel ku jooga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
évacuateur
évacuateur, adj. - qofka wax saara, ka bixiya; ka qixiya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
excavateur
excavateur, n.m. - makiinad godka lagu qodo; cagafcagaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incitateur
incitateur, n.m. - qofka wax ku geesinimo galiya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
indicateur
indicateur, adj. - tilmaan; astaan.
indicateur, n.m. - jaajuus; jaasuus; tilmaame; basaas
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
initiateur
initiateur, adj. - bare.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malfaiteur
malfaiteur, n.m. - Dambiile.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dictateur
dictateur, n.m. - Taliye kibraani ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
élévateur
élévateur, n.m. - wax lagu qaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
épurateur
épurateur, adj. - makiinad loo isticmaalo kala saarsaarida maaddooyinka; safeeye
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
éventreur
éventreur, n.m. - qofka dadka dooxa
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fondateur
fondateur, adj. et n. - qofka wax sameeya ama abuura.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
habilleur
habilleur, n.m. - qofka labbiska gacan ka siiya qalanjada iyo irbaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inventeur
inventeur, n.m. - qofka wax cusub keena; caalimka ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
isolateur
isolateur, adj. - xijaabe.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
navigator
/naavageytar/ (n) sarkaalka haga ama maabka u haya diyaarad, markab iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
opérateur
opérateur, n.m. - qofka wax qala oo dhakhtarka ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pesanteur
pesanteur, n.f. - soo jiidashada dhulka ama jaadi biyada dhulka; culays.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédateur
prédateur, n.m. - xayawaanka wax ugaadhsada; dadka ugaadhsiga ku nool.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
raconteur
/raakontar/ (n) sheeko-xariir (sheekaale).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
raconteur
raconteur, n.m. - sheeko aan macno lahayn
raconteur, n.m. - sheekeeya; qofka sheekeeya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rédacteur
rédacteur, n.m. - qoraaga (joornal, buug, iwm)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sectateur
sectateur, n.m. - qof fikrad, diin qaba oo si cad u sheegta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
serviteur
serviteur, n.m. - u adeega
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tentateur
tentateur, adj. - wax duufsada; duufsasho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
testateur
testateur, n.m. - qofka dardaarma dabadeedna dhinta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
trimoteur
trimoteur, n.m. - dayuurad saddex matoor leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
calculateur
calculateur, n.m. et adj. - Kumbuyuutar; qalab sida maskaxda biniaadamka loogu adeegsado (fikir).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
carburateur
carburateur, n.m. - Qeybta qaraxu ka dhaco ee injiinka (Gaariga)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cultivateur
cultivateur, n.m. - Qofka wax beera.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
germinateur
germinateur, n.m. - awood wax bixin leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inspirateur
inspirateur, adj. - qofka wax soo bandhiga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
instigateur
instigateur, adj. - ku geesinimo galiya.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prédicateur
prédicateur, n.m. - qof waxyaabaha soo socda wax ka sii sheega; tafaa'ula.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
provocateur
provocateur, adj. et n. - qofka dadka ka xanaajiya
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
qariskatuur
-ka: (magac, lab, keli) qof naftiihallig ah. Dh: jariskatuur
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
travailleur
travailleur, n.m. - shaqaale; muruq maal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ventilateur
ventilateur, n.m. - marawaxad; marawada laydha ee (dabaysha) samaysa ee laysku qaboojiyo.