aviary
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aviary
/eyviyeri/ (n) hoy ama meel shimbiraha lugu xannaaneeyo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
aviary
/ayviyeri/ (n) saabky shimbiro.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
avviare
v.tr. - kicin, billaabid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airy
/eeri/ (adj) 1. hawo neecaw badan leh. e.g. an airy theatre. 2. wax aad fududeysatid ama sahlatid. e.g. He greeted him in an airy way.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
vary
/vaari/ (v) 1. kala-badbaddalid (kala-gedgedin) (v) 2. is-bad- baddalid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avare
avare, n et adj. - Gacan addayg; bakhayl.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
avaro
agg. - bakhayl, dhabcaal ah, muudal ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
diary
/dhayari/ (n) xusuus-gor.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Diary
Xasuus-qor
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ovary
Ugkan side
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
ovary
(n) one of a pair of female reproductive glands located on both sides of the uterus.
qanjidhada dhalmada ku yaala labada dhinac ee makaanka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ovary
/owvari/ (n) xubinta abuurta ugaxda dumarka, ee ilmuhu ka abuurmo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
caviar
/kaaviyar/ (n) ukunty mal-laayky oo hung-gury haang lyng aamaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
caviar
caviar, n.m. - Kafyaar (ugxan kalluun).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aviatóre
s.m. - duuliye ama shaqaale diyaaradeed.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
avvisare
v.tr. - ogeysiin, digid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
avvitare
v.tr. - dhuujin (mismaar, laambadiin i.w.m.).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
navigare
v.intr. - badmaaxid, bad-marid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sanitary
/saanateri/ (adj) 1. nadaafadeed (ee nadiifin la xiriira) 2. nadiif ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abitare
v. intr. - degid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
agitare
v.tr. - lulid, ruxid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
alveare
s.m. - guri shinni.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
animare
v.tr. - nooleyn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
askaray
(fal) xoog iyo khasab, askar kaga dhig.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
awaaray
(fal) siigo iyo boodh kici adoo baxsanaya. Awaaray wadaadow col baa waadigii degay e.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
baciare
v.tr. - dhunkasho, shummin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
biliary
(adj) pertaining to the bile, to the bile ducts, or to the gallbladder.
dheecaanka xameetida, marinka xameetida iyo xameetida
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cavalry
/kaavalri/ (n) fardooley (ciidamada fardaha ku dagaal gala).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
cavalry
/kaavalri/ (n) askarty ferso amy oorty ky ol galaasi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
cavalry
n., fardooley, -di.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
deviare
v.tr. - leexin, weecin, duwid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
evitare
v.tr. - reebid, ka leexasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inviare
v.tr. - dirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
January
/jaanyuweri/ (n) jannaayo (bisha koowaad ee miilaadiga).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
mammary
(n) the breast.
naaso
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ovipare
ovipare, adj. - ukumo-dhaleenka sida digaagga, maska, yaxaaska iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
primary
/praaymeri/ (n) 1. aasaasi (ugu muhiimsan)(adj) 2. ee hoose (iskuulka marxaladda biloowga ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
saziare
v.tr.- dhergin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
svitare
v.tr. - musmaar debcin, siibid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Urinary
Kaadiyeed
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
urinary
(adj) pertaining to the urine; containing or secreting urine.
ku saabsan kaadida
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
variare
v.tr. e intr. - kala beddelid, kala duwid; kala beddelmid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adversary
/aadhvarseri/adversaries; (n) qof ama waddan tartan idin ka dhexeeyo ama aad dagaalsan tihiin, mucaarad. e.g. During the campaign, his political adversary was the youth leader.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
adversary
/adversari/ (n) qof amy waddang othow etiing (lang hakoo horjeethy).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
adversary
n., col, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ancillary
/aansaleri/ (adj) 1. caawiye guud ama qofka qabta shaqooyinka hoose sida nadaafadda ama xammaaliga iwm. e.g. college ancillary workers 2. siyaado ah.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Arbitrary
Iqtiyaari
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arbitrary
/aarbatrari/ (adj) 1. go'aan ama fikrad aan sabab ku salaysnayn ama aan si fiican looga fiirsan (go'aan layska gaaray). e.g. An arbitrary decision was made.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
auxiliary
/oogsilyari/auxiliaries; (n) 1. caawiye (gargaare); taageero leh. e.g. a nursing auxiliary (adj) 2. siyaado ah ama markii loo baahdo la isticmaalo.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Auxiliary
Kaalmayn
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
avvistare
v.tr. - meel fog ka arkid.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
capillary
(n) the end of the smallest artery and the beginning of the smallest vein; the smallest blood vessel in the body.
xididada dhiigga ee yar yar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
capillary
/kapilari/ (n) xidid; dhuun dhexroor yar.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Imaginary
Khayaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imaginary
/imaajaneri/ (adj) khayaali (sawir maskaxeed). e.g. an imaginary illness.