ereyga

authenticate

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

authenticate

DHAN

/oothentikeyt/ authenticates, authenticating, authenticated; (v) 1. wax la baaray oo la xaqiijiyey inuu run yahay (tasdiiqin). e.g. The news report has to be authenticated before it is released.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]

bannee

DHAABAN
1

bw: bannaanee

2

de: remove, empty, sweep away, clear (a path ~ field); level ~ smooth (out); free s.t.; [ext.] permit, legalize; authenticate, certify

3

lx: bannee

4

pd: (banneeyey)

5

ps: v2b=tr

6

syn: cidlee

7

key: bannee

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

authentic

DHAFANDHAAF

/oothentik/authenticity; (adj) 1. shay ama qoraal asal ah (rasmi ah) (aan koobbi iyo sanifaad midna ahayn). e.g. We have to check if this is an authentic signature. 2. war ama arrin sax ah oo lugu kalsoonaan karo. e.g. authentic Somali culture.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Authentic

DHAFANDHAAF

Rasmi, Asli

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

authentic

DHAFANDHAAF

/oothentik/ (n) wal rasmy amy assal eh oo wal ly beeng abuuri ing lahaayny. This is not an authentic signature.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

authentique

DHAFANDHAAF

authentique, adj. - dhab; iskumid

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

autèntico

DHAFANDHAAF

agg. - sugan, dhab ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

inauthentique

DHAFANDHAAF

inauthentique, adj. - aan dhab ahayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

attentato

DHAFANDHAAF

s.m. hollin, isku dayid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

attentive

DHAFANDHAAF

/attentiv/attentively; (adj) qof feejigan ama digtoon (maskaxdiisu soo jeeddo). e.g. He is a very attentive student.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

attentive

DHAFANDHAAF

a., feeyig, fooyig or foojig; be attentive, fooyigow; be an attentive man, nin foojigan ahaw.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

aumentare

DHAFANDHAAF

v.tr. - kordhin, badin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

potentate

DHAFANDHAAF

/powtanteyt/ (n) awood sare leh; (meel xukuma).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

ventilate

DHAFANDHAAF

/ventaleyt/ (v) hawo-siin (neecaw-siin).

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Ventilate

DHAFANDHAAF

Layri

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

accentuate

DHAFANDHAAF

/aksenjuweyt/accentuates, accentuating, accentuated; (v) carrabka ku adkayn ama hadal la doonayo in muhiimadiisa la muujiyo. e.g. He accentuated the importance of education.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

apprentice

DHAFANDHAAF

/apprentis/apprentices; (n) qofka u shaqeeya inuu shaqada wax ka barto, xirfad ka barto. e.g. This will be my final year as an apprentice.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

apprentice

DHAFANDHAAF

/apprentis/ (n) qof barbarad eh amy qof ing shaqeeyaw inii hool amy hirfi barythy.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

appendicite

DHAFANDHAAF

s.f. - qabsin, bendijiite.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

dimenticare

DHAFANDHAAF

v.tr. e rifl. - illoobid, illaawid.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

domesticate

DHAFANDHAAF

/dhomestikayt/ (v) 1. rabbaayadayn (v) 2. hawlaha guriga la jeclaysiiyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

sophisticate

DHAFANDHAAF

v.tr., bedel.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

addomesticare

DHAFANDHAAF

v.tr. - laylyid, carbin (xoolo).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

authoritative

DHAFANDHAAF

/athoorateytiv/authoritatively; (adj) 1. awood xukun leh; awood maamul leh. 2. cilmi u leh (aqoon fiican u leh maaddo gaar ah). e.g. Authoritative orders came from the commander.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

sophisticated

DHAFANDHAAF

/safistakeytidh/ (adj) 1. khibrad iyo ilbaxnimo sare leh (qof heer nolo-leedka caadiga ah ka sarreeya, xaga garaadka, khibradda, ilbaxnimada iwm) 2. wax si hab-sare ah, oo fahankoodu dhib badan yahay u samaysan (sida mashiin farsamo-sare loo sameeyey).

waa la naqliyay ✓