ereyga

auditorium

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

auditorium

DHAN

/oodhatooriyam/auditoriums (n) 1. meesha ay dhagaystayaashu fariistaan masraxa gudihiisa (fadhi) 2. tiyaatar ama dhismo weyn oo loogu talagalay shirarka ama riwaayadaha. e.g The National Theatre in Somalia had a beautiful auditorium.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

auditorium

DHAN

/oodhatooriyam/ (n) meelly tiyaatarky ku mid eh oo dadky wal fiirsythaw fedheethayaang.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

auditor

DHAFANDHAAF

/oodhitar/ (n) hanti-dhowr ama xisaabiye dabagala ama hubiya in si sax ah wax loo xisaabay. e.g. Once a year an auditor comes to verify the business accounts.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Auditor

DHAFANDHAAF

Dhabiiltame

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

auditory

DHAFANDHAAF
1

(adj) pertaining to the sense of hearing,

2

ku saabsan maqalka

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

auditoire

DHAFANDHAAF

auditoire, n.m. - Dhageystayaal.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

auditif

DHAFANDHAAF

auditif, adj. - Dareenka maqalka.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

uditóre

DHAFANDHAAF

s.m. - dhegeyste; qof raaca fasal uusan ku qornayn.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

auditeur

DHAFANDHAAF

auditeur, n.m. - dhageyste

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

autorità

DHAFANDHAAF

s.f. - awood, madax.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

autorité

DHAFANDHAAF
1

autorité, n.f. - awood.

2

abus d'autorité - ku talax tag ama ku xad dhaaf awoodeed

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

editorial

DHAFANDHAAF

/edhitooriyal/ (adj) 1. ra'yiga jaraa'idka (qaybta jaraa'idka ee lugu qoro fikradda jariiradu arin ka qabto) (adj) 2. diyaariyaha iyo isku-dubaridaha jariidad iwm.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

moratorium

DHAFANDHAAF

/mooratoori am/ (n) 1. go'aan lugu joojinayo ama dib loogu dhigayo hawl socotay 2. dib-udhigidaas ama joojintaas laftigeeda.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

sanatorium

DHAFANDHAAF
1

(n) an institution for the treatment of chronic disease.

2

xarunta lagu daaweeyo cudurada joogtada ah

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

sanatorium

DHAFANDHAAF

/saanatooriyam/ sanatorium; (n) isbitaalka dadka wadnaha ka jirran ama dadka soo ladnaanaya lugu xannaaneeyo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

sanatorium

DHAFANDHAAF

sanatorium, n.m. - isbitaalka dadka wadnaha ka jirran ama dadka xanuunka ka ladnaada lagu xannaaneeyo

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

audiologist

DHAFANDHAAF
1

(n) a person who studies hearing defects and their treatment,

2

qofka ku xeeldheeraday barshada maqalka

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

crematorium

DHAFANDHAAF

/krimatoriyam/ (n) rugta meydka lugu gubo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

meritorious

DHAFANDHAAF

/meratoori as/ (n) abaalgud mudan (mudnaan leh).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

autoritarisme

DHAFANDHAAF

autoritarisme, n.m. - hab maamul ka kuliyeeysi.

waa la naqliyay ✓