attributes
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Attributes
Sifooyin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attribute
/attrabiyuut/attributes, attributing, attributed; (v) 1. sabab u ah ama loo aanaynayo (wax sabab u ah dhacdo ama xaalad). e.g. Some people attribute their success to luck. 2. u aqoonsasho (in qof ama wax, loo aqoonsado wax uu sameeyey, abuuray, helay iwm) 3. sifo (tilmaan). e.g. his physical attributes.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
attribute
n., (quality adherent) as maamuus, reputation, respect.
attribute, v.i., (suppose) u malay, ku sheeg.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attribut
attribut, n.m. - astaan; calaamad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attribuer
attribuer, v. - Qaybin;
attribuer un faux nom à quelqu'un - Ugu yeeridhid magac khalad ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
attributo
s.m. sifo.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Sifooyin
Attributes
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
blood type
(n) the specific attributes of blood that make it part of a specific group.
nooca dhiigga
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tribute
/trayb yuut/ (n) jiso (mutays, wax qaddarin ama abaal-marin ahaan loo qaddimo).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
tribute
n., baad, -di; pay the tribute, baadda bixi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
attribuire
v.tr. - u nisbayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
artrite
s.f. - xubna xanuun.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
attrice
s.f. - qalanjo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
attrito
s.m. islis, isxoq; khilaaf.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tribune
tribune, n.f. - minbarka la fuulo oo hadalka laga jeediyo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tributo
s.m. - canshuur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
atteinte
atteinte, n.f. - dhibka; qof dhibaato loo gaysto (af iyo adin midba)
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attitude
/attatiyuud/attitudes; (n) 1. siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko (u fakaro). e.g. I don't like her attitude. 2. qaabka ama sida jirka xubin ka mid ah laga dhigo eg. with his arms flung out in an attitude of surrender.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Attitude
a
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
attitude
/attatiyuud/ (n) dhab'y.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attitude
attitude, n.f. - Joogga qofka; Meesha jidhka; xaalka jidhka ama qalbiga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rétribuer
rétribuer, v. - mushaar siin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contribute
/kontarabiyut/ (v) 1. ku tabarrucid (bixin, ku deegis). (v) 2. keenid (sababid). (v) 3. magaal u dirid (sida maqaal loo diro joornaal si loogu soo goro).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
distribute
/dhistiribiyut/ (v) 1. u qaybin (qayb-qaybin) (v) 2. firdhin, yaacin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
distribute
v.tr., qaybi, u qaybi, siisii.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
distributor
/dhistiribiyutor/ (n) qaybiye, sida qof ama shirkad badeeco dukaamada jumlo uga gada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
retribution
/ritrabyuushan/ (n) ciqaab.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
rétribution
rétribution, n.f. - mushaar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
retribution
(see recompense).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Contributions
Qaaraan