assistente
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assistènte
s.m. - kalkaaliye, kaaliye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assistant
/assistant/assistants; (adj) kaaliye ama caawiye. e.g. He is an assistant manager.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
assistant
/assistant/ (n) kaaliyi.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assistant
n., caawis, -ki, hiiliya, -hi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assistere
v.tr. e intr. - goob-joogid; kaalmeyn, daryeelid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assistance
/assistans/ (n) caawimaad ama gargaar. e.g. She thanked me for my assistance.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
assistance
/assistans/ (n) kaalmy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
assistance
assistance, n.f. - Mucaawino; Gargaar; Taageerid.
assistance maritime - Gurmadka badda.
assistance technique - Gargaar farsamo gacmeed.
assistant, n.m. (Université) - Kaaliye; caawiye (Jaamacad)
assistant médical - Gacanyare caafimaad
assistant de bureau - Gacanyare Xafiis
assistant de laboratoire - Gacanyare shaybaadh.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assistance
n., caawin, -ti, caawimaad, -di, hiil, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assistènza
s.f. - gargaar, kaalmo.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
KAALIYE
Assistente
Assistant

Kaaliye
Assistente
Assistant
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consistènte
agg. - adag.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesistènte
agg. - aan jirin.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assènte
agg. - maqan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
assiette
assiette, n.f. - Sixni; Bileydn; Dabaq; Saxan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
assister
assister, V. - Ka qayb gelid; Ka qayb qaadasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
trasmittènte
agg. e s.f. - tebiye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assassinate
/assaasaneyt/assassinates, assassinating, assassinated; (v) dilid ama shirqoolid gof muhiim ah (madax ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
assassinate
/assaasineyt/ (v) dilow (lang mathy amy muhiim eh ly dily).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
subsistence
/sab sistans/ (n) 1. risqi (quud, caysh) (n) 2. jiritaan (jirid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assolutaménte
avv. - aslanba.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assiéme
avv. e prep.- wadajir.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attente
attente, n.f. - Filitaan; Rajayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
istante
s.m. - il biriqsi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abitante
s.m. deggane, qof meel deggan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aiutante
s.m. - kaaliye.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ambiénte
s.m. - deggan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
distante
agg. - fog.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esistere
v.intr. - jirid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mittènte
s.m. - dire (waraaq iwm.)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sainteté
sainteté, n.f. - barakaysnaanta
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
adiacènte
agg. - baalyaala.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
esistènza
s.f. - jiritaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
existence
/igsistansi/ (n) 1. jiritaan, jiraal, jiris (n) 2. nolol, noolaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
existence
existence, n.f. - jiritaan;
moyens d'existence - habka nolosha; macnaha nolosha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
insistere
v.intr. - ku adkaysasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
residènte
agg. e s.m. deggan (qof).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résistant
résistant, adj. - xoog ah; xooggan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
resistere
v.tr. - adkeysasho, gegsasho.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spiacènte
agg. - ka xun.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assessment
/assesmant/assessments; (n) qiimeyn gof, shay (wax) ama xaalad. e.g. We need to have a clear assessment of the situation.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assignment
/assaaynment/ (n) 1. shaqo lugugu qaybiyo ama luguu xilsaaro in aad fuliso (qabato). e.g. My first assignment was to assess the company's tangible assets. 2. shaqa guri. e.g. Our teacher gave us a math assignment.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Assimilate
Dhisgelin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assimilate
/assimaleyt/assimilates, assimilating, assimilated; (v) 1. wax ama fikrad aad si fiican u fahantid ama u dhuuxdid. e.g. Sarah reads many books to assimilate more knowledge. 2. la qabsasho, dhexgelid ama ku milmid dad cusub oo kale sida qaxootiga markay la qabsadaan waddankay tagaan. e.g. Canada has assimilated a lot of people from all over the world.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assimilate
v.tr., (make like) u ekaysii; (compare) isu eg.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
assist (v)
jini jisaal
caawinaad
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Consistent
Seegmaweydo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consistent
/konsistanti/ (adj) joogto ah (isku si ah, oo aan is-beddelin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insistance
insistance, n.f. - cadaadin; xoog saaris.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
persistent
(adj) continuing to exist in spite of interference or treatment; tending to recur.
jiri kara ama soo noqon kara
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
persistent
/parsistant/ persistently;(adj) 1. isdaba-joog ah (joogto ah) 2. hal meel ku adag (hal ra'yi ku dhagan).
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Resistance
Caabi
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
resistance
caabin
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Resistance
Caabbi
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
resistance
/risistans/ resistant; (n) 1. caabbi (adkaysi) 2. caabbiga korontada, (caabbiye).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
résistance
résistance, n.f. - caabi; xoog; u adkaysi; u adkaysasho;
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
resistènza
s.f. - adkaysi; caabbi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sussistere
v.intr. - ahaansho, jirid.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Adjustments
Hagaajin
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
adolescènte
agg. e s.m.- qaangaar (ah).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assassinare
v.tr. - shirqool ama khiyaamo ku dilid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
coexistence
coexistence, n.E. - Wada-noolaansho.
coexistence pacifique - Nabad kuwada noolaansho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
consistency
/konsistansi/ (n) 1. joogtayn (is bedbeddel la'aan). 2. cufnaan (adkaan).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
consistènza
s.f. adkaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inesistènza
s.f. - jirid la'aan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inexistence
inexistence, n.f. - jiritaan la'aan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
massacrante
agg. - shiddo badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passementer
passementer, V. - aflaabid; tarshid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
persistance
persistance, n.f. - dheeraansho; muddo dheer socosho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
subsistance
subsistance, n.f. - lagu noolaado
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
susseguènte
agg. - ku xiga.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
fashiistenimo
f. n., [abstract] fascism
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
fashiistenimo
de: fascism Alt sp: fashiistanimo
lx: fashiistenimo
pd: (/da)
ps: n6-f-abs
key: fashiistenimo
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Lab Assistant
Kaaliyaha rugta cilmibaarista